Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Tacsi Tiiraanyo leh shirgudoonka Golaha Wakiilada JSL

0
Tuesday April 10, 2018 - 10:19:14 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiraanyo leh shirgudoonka Golaha Wakiilada JSL

    Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Md Baashe Maxamed Faarax, Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Md Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle , Gudoomiye ku-xigeenka 2aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Md Baashe Maxamed Faarax, Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Md Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle , Gudoomiye ku-xigeenka 2aad

Gudoomiyaha Golaha Wakiilada JSL Md Baashe Maxamed Faarax, Gudoomiye ku-xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Md Axmed-yaasiin Sh. Cali Ayaanle , Gudoomiye ku-xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada JSL Md Cali Yuusuf Axmed, Dhammaan Mudaneyaasha Golaha Wakiilada JSL iyo Dhammaan Shaqaale weynaha goluhu, waxaay tacsi u dirayaan Ehaladii, Qaraabadii,i Golaha Wakiilada yo guud ahaan Shacabka Somaliland ee uu ka baxay Marxuum Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe oo ku geeriyooday Magaalada Hargeysa maanta 9/04/2018.

Marxuumku wuxuu ka mid ahaa Odayaasha iyo haldoorka qarankan Somaliland doorka laxaadka leh ka soo qaatay isla markaana wuxuu ahaa Mudanayaasha golaha tiirarka adag u ahaa
Rabi ha u naxariisto Janatul Fardawsana ha ugu deeqo Marxuunka,Samir iyo iimaan saadiqana alle ha inaga siiyo.

Aamiin Aamiin Aamiin


Allah Mahad Leh

Jaamal Jaamac Jiir
Xoghaye ku-xigeenka Guud ee Golaha Wakiilada JSL



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO