Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Hambalyo Ku Socota Gudoomiye kuxigeenka Degmada Balidhiig Ee Gobolka Togdheer W/Q. Ugaas Cumar Jamac Iidle.

0
Tuesday April 10, 2018 - 12:26:52 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Ku Socota Gudoomiye kuxigeenka Degmada Balidhiig Ee Gobolka Togdheer W/Q. Ugaas Cumar Jamac Iidle.

    Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Gudoomiye Kuxigeenka cusub ee Degmada Balidhiig.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa Gudoomiye Kuxigeenka cusub ee Degmada Balidhiig.

Anigoo ku hadlaya afka Ugaaska Dhalinyarada Gobolada Bari iyo Afka Dhalinyarada Beesha Aadan Madoobe. Waxaan hambalyo u dirayaa Gudoomiye Kuxigeenka cusub jaamac raabi cali oo Wasiirka arimaha gudaha Somaliland Maxamed kaahin ahmed u magacaabay Gudoomiye kuxigeenka Degmada Balidhiig ee Gobolka Togdheer.

 

Gudoomiyaha cusubi wuxuu kamid ahaa dhalinyaradii doorka wayn ku lahayd guushii Xisbiga Kulmiye,Waxaa uu ahaa Xubin Firfircoon oo door fiican ku lahaa in Xisbiga Kulmiye codkii ugu badnaa ka helo degaanada gobolka tog-dheer iyo Degmada Balidhiig gaar ahaan tulooyinka hoos yimada sida Dhagax-dheer,Dheryaley iyo Taalo-buur.

Waxaa uu kamid ahaa madaxdii xisbiga kulmiye ee heer Gobol u qaabil-sanaa Gobolka Togdheer isla markaana u hagar baxay sidii Madaxwayne Muuse Biixi uu ugu hubsan lahaa Kursiga ugu sareeya Xafiiska Dawlada Somaliland.

Waa nin dhalinyaro ah oo ka mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee dalka .waa shaqsi aan aaminsanahay inuu qaranka iyo masuuliyada culus ee Wasiirku u wakiishay kasoo bixi doono.

Aniga oo ku hadlaya afka Ugaaska dhalinyarada Gobolada Bari iyo aqoon-yahanka deegaanada aan sare ku xusay waxaan ku hambalyaynayaa uguna ducaynayaa in ilahay ku asturo una fudaydiyo xilka qaranka ee uu Wasiirku u magacaabay.

 

Waxaan u mahad-naqaynaa Wasiirka Arimaha gudaha somaliland Maxamed Kaahin Axmed garashada uu gartay inuu magacaabo Gudoomiye kuxigeenka cusub oo ku huboon xilka iyo masuuliyada uu u magacaabay.

Gudoomiye kuxigeenku wuxuu wakiil uga yahay Qaran Nabad galyada, hurumarinta Degmada iyo horumarinta Deegaanka .

Waxaan ku kalsoonahay in Gudoomiye kuxigenka cusub Jaamac Raabi Cali uu yahay nin karti u leh inuu sare u qaado shaqadii gudoomiye kuxigeenkii hore uu qaranka u hayay

 

Alaah mahadleh

Contact:063-4439712/065-4439712

cumarjaamac07@gmail.com

Ugaas Cumar Jaamac Iidle

Ugaaska dhalinyarada Gobolada Bari





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO