Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

TACSI:- Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Naxdinta Lahayd ee Ku Timi Marxuum/Xildhibbaan Ibraahim Kacaan

0
Tuesday April 10, 2018 - 14:40:13 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 135
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TACSI:- Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Naxdinta Lahayd ee Ku Timi Marxuum/Xildhibbaan Ibraahim Kacaan

    TACSI:- Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Naxdinta Lahayd ee Ku Timi Marxuum/Xildhibbaan Ibraahim Kacaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

TACSI:- Guddoomiye Cirro oo Shacabka Somaliland Ka Tacsiyadeeyey Geeridii Naxdinta Lahayd ee Ku Timi Marxuum/Xildhibbaan Ibraahim Kacaan

Murashaxa Madaxweynaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI sida oo kale na ah guddoomiyaha Xisbigaasi Dr. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) oo ku hadlaaya magaciisa, ka hoggaanada, guddiyada fulinta, garabbada dhallinyarta iyo haweenka iyo weli ba taageerayaasha Xisbiga WADDANI ee kala jooga dalka gudahiisa iyo dibaddiisa ba wuxu shacabka Somaliland uu ka tacsiyadeynayaa geeridii naxdinta lahayd ee ku timi Alle ha u naxariistee Marxuum/Xildhibbaan Ibraahim Axmed Heybe (Ibraahim Kacaan) oo ka tirsanaa golaha Wakiilada Somaliland isla mar ahaantaana maanta 09/04/2018kii ku geeriyoodey magaalada Hargeysa.

Dr. Cabdiraxmaan M.Cabdillaahi (Cirro) wuxu sida oo kale uu tacsi taas la mid ah u dirayaa ehelkii, qaraabaddii, asxaabtii iyo mudaneyaashii aqalka golaha Wakiilada Somaliland ee uu Marxuumku ka tirsanaa mudada dheer isaga oo ku sifeeyey in uu ahaa shakhsi aad u wanaagsan oo Alle ka cabsi badan sida oo kale na wuxu tilmaamay in uu ahaa odey reer Somaliland ah oo si weyn uga soo qeyb-qaatey halgankii dib looggu xoreynaayey dalka iyo weli ba dib u heshiisiintii beelaha Somaliland. Waxa kale oo uu xusay in Marxuumku uu muddo dheer ka soo mid ahaa xildhibbaanada Golaha Wakiilada Somaliland ee wakhtiga badan u soo hurey siddii qaranka Somaliland u horumari lahaa una heli lahaa shuruuc iyo nidaamyo kala dambeyneed oo ku dhisan sharciyo adag.


Guddoomiye Cirro wuxu Alle uga baryayaa Marxuumka in uu godka u nuuriyo sida oo kale na uu ka waraabiyo naxariistiisii jannatul Fardowsa. Ehelkii, qaraabaddii iyo asxaabtii uu ka baxayna uu Eebe samir iyo iimaan ka siiyo. Aamiin Aamiin.

 

INNAA-LILLAAHI WA-INNAA ILEYHI RAAJICUUN

Xafiiska Warbaahinta Xisbiga WADDANI


Hargeysa, Somaliland

 


 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO