Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Tacsi Inaalilaahi wa inaa'ilayhi raajicuun, kuli nafsu daa'iqatul mowt

0
Wednesday April 11, 2018 - 15:52:57 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 418
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Inaalilaahi wa inaa'ilayhi raajicuun, kuli nafsu daa'iqatul mowt

    Inaalilaahi wa inaa'ilayhi raajicuun, kuli nafsu daa'iqatul mowt, nafina baaqi ku ahaan mayso aduunyada Aniga oo ah Abdirahman Jaaquur

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Inaalilaahi wa inaa'ilayhi raajicuun, kuli nafsu daa'iqatul mowt, nafina baaqi ku ahaan mayso aduunyada Aniga oo ah Abdirahman Jaaquur

Inaalilaahi wa inaa’ilayhi raajicuun, kuli nafsu daa’iqatul mowt, nafina baaqi ku ahaan mayso aduunyada
Aniga oo ah Abdirahman Jaaquur
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u dirayaa qoysaska REER LAFCAMBE iyo REER ABDILAHI ABDI MATAAN, waxaan ka tacsiyeynayaa Geerida ku timi Marxumad SAHRA CAYDIID LAFCAMBE oo xalay xaqii ku soo degay oo ku geeriyootay magaalada London.
Waxaan si gaara ugu tacsiyeynayaa saaxiibaday Abdiqai, Abdikariim,Ahmed iyo dhamaan ilma Abdilahi oo ay marxuumadu hooyadood ahayd,


Waxaan kale oo aan tacsi taa la mid ah u dirayaa qoysaska: Reer Cisman Ahmed iyo reer Cawil X Cumar, reer Abdalle Gowracane, Kaltun Caydiid iyo caruurteeda, reer Mohamoud Caydiid iyo caruurtooda iyo dhamaan tafiirtii reer lafcambe iyo reer Abdillahi Abdi mataan.

Waxaan ilahay uga baryeyaa inuu marxuumada janadii fardowsa ka waraabiyo, qabriga u waasiciyo, kitaabkeedana midigta uga dhiibo, su’aashana u fududeeyo
Qoyskii, qaraabadii, asxaabtii iyo dhamaan ubadkeediina samir iyo iimaan saadiqa ka siiyo

Aamiin. Aamiin. Aamiin




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO