Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

XADHIGA SULDAAN NADIIF SAYDH IYO DULMIGA BEESHA GABOOYE QALINKII MAXAMUUD KHALIIF AXMED

0
Thursday April 12, 2018 - 08:43:08 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 222
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XADHIGA SULDAAN NADIIF SAYDH IYO DULMIGA BEESHA GABOOYE QALINKII MAXAMUUD KHALIIF AXMED

    XADHIGA SULDAAN NADIIF SAYDH IYO DULMIGA BEESHA GABOOYE QALINKII MAXAMUUD KHALIIF AXMED

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XADHIGA SULDAAN NADIIF SAYDH IYO DULMIGA BEESHA GABOOYE QALINKII MAXAMUUD KHALIIF AXMED
TODOBAADADII INA DHAAFAY WAXA SI XAQ DARO AH SALDHIGA FAAARAX OMAAR UGU XidhAN SULDAAN NADIIF SAYDH JIBRIIL , FAYSAL SULDAAM NADIIF IYO DAD KALE OO GABOOYE AH . TAAASO LOO HAYSO WAXYAABO AAN JIRIN OO BEEN AH SAL IYO RAADNA AAN LAHAYN HADABA MARKA AYNU KU SOO DHOWAANO WAXYAABAHA LOO HAYSTO IYO SIDA AY WAX UU DHACEEEN

BISHII 3AAD EE AYNU SOO DHAAFNAY AYAA WAXA IS LAAYEYE DHALIYARO KA kaLA TIIRSAN BEELAHA GABOOYEYE IYO DHALIYARO KA SOO JEEDA GALBEEDKA MAGAALADA BURCO , DHOWR HABEEN OO AY WERERO ISKU SOO QAADEEEN LABADA XAAFADOOD ka dib , CIIDANKA POLICE AYAA DHOWR JEER ISKU DEYEYEY IN UU XAL UU HELO LAAKIN TAASI MAY NOQON MID SOO AFJARTA ARINTAAS TAAGAN. WAYNA KA SII DARTAY
FAYSAL SULDAAN NADIIF OO AH ODEYAASHII BEESHA GABOOYE AYAA ISKU DEYEYE IN UU ARINTAAS WAX KA QABTO GEED DHEER IYO MID GAABANBA UU FULAY SIDII ARINTAASI UU SOO AF JARI LAHAA. MAALMO BADAN DEDAAL IYO JUHDI BADAN UU GELIYEYE KADIB
ISLA BISHII 3AAD DABAYAQADEED AYAA WAXA XAFADA GABOOYAHA SOO WERERAY DHALYARO XAFADA GALBEEDKA BURCO KA SOO JEEDA WAXAY RAAFA UU QAADEEN XAFADII ILAA AY JAJABIYEEN BAABUURKII UU LAHAAA FAYSAL SULAADN NADIIF , IYO HANTI KALE OO AY LAHAYEEN DAD SHACAB AH OO KA SOO JEEDA BEELAHA GABOOYE
SUBIXII MARKU WAAGU BARYEYEY AYUU ISKU DEYEYE FAYSAL SULDAAN NADIIIF IN UU WARBAAHINTA LA HADLO O UU DADKA UU SOO BANDHIO DHIBAAATADA IYO BURBURKA KA DHACAY EE LOO GEYSTAY XAFADA GABOOYAHA
ISLAHA SUBIXII UU DOONAYEYE IN UU LA HADLO WARBAAHINTA AYAA CIIDANKA POLICE XABSIGA UU TAAXAABEEN ISAGA IYO DAD KALE OO FARA BADAN OO KA TIRSAN XAFADA GABOOYAHAY


MAALMO BADAN KA DIB UU XABSIGA KU JIREY FAYSAL SULDAAN NADIIIF WAXA MAGAALADA HAREYSA KA SOO KICITIMAY ODEYAAL IYO WAX GARAD KA SOO JEEEDA BEELAHA GABOOYE OO U KA MID YAHAY SULDAANKA GUUD EE BEELAHA GABOOYE SULDAAN NADIIF SAYDH JIBRIIL

WAXAYNA ISKU DAYEEN IN XAL LOO RAADIYO ARIMAHA TAGAAN XABSIGANA LAGA SOO DAAYO DADKA SOO JEEDA BEELAHA GABOOYE EE KU XIDHAN XAQDARADA IYO MALA AWAALKA
ISKU DAYO FARA BADAN WAXA KU GACAN SAYDHAY TALIYA QAYBTA POLCE BURCO MR CABDI MUUSE KUNA , ANDOOCDAY IN BIL RUMAAN AH LOO JARI DOONA ,OO AAN LA SII DAYNYEEN
ISLA MARKIIBA WAXA LOO SAMEEYEYE DANBIYO AAN JIRIN OO WAXA LAGU EEDEEYEYEY IN AL SHABAAB LOOGA SHAKIYEYEY IYO IN AY WADEEN FALAL LID KU AH NABAD GELYADA GOBOLKA ,
MARKII AY SOO WAREEGTAY MAALMO BADAN AYAA MAR LABAAD XABSIGA LOO TAXAABAY SULDAANKII GUUD EE BEELAHA GABOOYEYE SULDAAN NADIIF SAYDH JIBRIIL
TAASO KA SOO HORJEEDA XEERKA CUQAASHA IYO WAX GARADKA BEELAHA SOOMALILAND . IN NIN ODEY AH OO SULDAAN AH SI FUDUD OO BILA DANBI AH XABSIGA LOO DHIGO
ARINTAAS OO KU ABUURTAY QOF KASTA OO LEH CAQLIGA SALIIMKA AH IN DAD LA SOO WEERARAY , KA DIBNA HANDIDOODI XAQ DARO LAGU JAJABIYEY IN HADANA XABSIGA LOO TAXAABO
WAX GARAD KOODIINA LA XIDHO , HALKII MAGDHOW IYO RAALI ELIN LAGA SIIN LAHAAA
DHINCA KALE MARKA AYNU KA EEGNO MARKA LA XIDHO SULDAAN AMA QOF XILI HAYA , WAYNU WADA OG NAHAY SIDA LOOGA HADLO AMA LOO CANBAAREEYO , LAAKIN ILAA HADA MA JIRTO CID KA HADSHAY XADHIGA XAQ DARADA EE LOO GEEYTAY SULDAANKA GUUD EE BEELAHA GABOOYEYE IYO GUDOOMIYAHA GUUD EE BEELWEYNTA GABOOYE FAYSAL SULDAAN NADIIF IYO DADKA KALE EE KA SOO JEEDA BEELWEYNTA GABOOYE , TAASI OO MUUJINYSAA SIDA AY DADKAASI UGA SOOCAN YIIHIIN AMA LOO HAYB SOOCAY
UGU DANBEYN WAXAN HALKA KA CANBAARAYNYAA XADHIGAA XAQDARADA AH EE LOO GEEYSTAY BEELAHA GABOOYE , WAXAN UGU BAAQAYAA CID KASTA OO SAAMYN KU LEH ARINTAAS SIDA CUQAASHA , WAX GARADKA , DHALIYARADA , HAWEENKA IYO CULIMADABA IN LA GARAB ISAAGO , XORIYADOODNA LOO SOO CELIYO SI DEG DEG AH .
ALLA MAHAD LEH



QALINKII MAXAMUUUD KHALIIF AXMED

MAHAMOUZIIKO@GMAIL. COM
TELL 063 4318306 065 9335346


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO