Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Taariikhdu Qarin mayso ilaahayna Qadin maayo Soomaalida Itoobiya Qalinkii Abdisataar Sabri

0
Thursday April 12, 2018 - 15:59:16 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 340
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taariikhdu Qarin mayso ilaahayna Qadin maayo Soomaalida Itoobiya Qalinkii Abdisataar Sabri

    Taariikhdu Qarin mayso ilaahayna Qadin maayo Soomaalida Itoobiya Qalinkii Abdisataar Sabri

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikhdu Qarin mayso ilaahayna Qadin maayo Soomaalida Itoobiya Qalinkii Abdisataar Sabri

Goobtu waa Jigjiga , Goluhu waa Barkulankii Sayidka Oo si layaab leh Loo bilay waxaa xalay Loogu dabaal degay Gaafka aqalgalka Aroos Wadarewdka Taariikhi ah oo ay isku calmadeen Xigaal ay dhif iyo naadir tahay in ay xididaad

Barnaamij Cisiga leh waxaa kamuuqday Masuuliyad dhaqan ah oo sawrac iyo sinji leh Wadartan iskguursatay waxa goobta lagu keenay galbis lug ah. Ragga waxa soo gelbiyay oo hareera socday rag ku lebisan dharka hidaha iyo dhaqanka oo qaadayay shalaad, Gabadhahana waxa soo galbiyay dumar ku balwaynayay


farxadda aqalka cusub nebi amaan,

Madaxweynaha Ismaamulka DDSI Cabdi Maxamuud Cumar iyo madaxda kale ee maamulkiisuba waxay ka mid ahaayeen dadka madashaa fadhiyay ee u ciyaarayay Arooskan loogu wanqalay dib Noolaynta Dunwanaaga Dadnimada laguna baabiinaayay Istakoorida Gayaanka gayiga wada degen ee alle isbaday

Hablo iyo wiilal Beesha gabooye ah iyo Hablo iyo wiilal Beelaha kale ee DDSI ah oo aan isba haybsanjirin dhaqan ahaan marka xaaladu xeelad guur timaado ayuu ugaar ahaa Arooskani Isdhexgalka horseedka u ahi

Waa riyo rumawday oo uu lalabay Geesiga himilada fog leh ee Cabdi Maxamuud Cumar Waa go'aan layaab leh Dhacdo Xus iyo Xasuus leh Suurta gal Maha Xilligan in Hogaamiye soomaaliyeed uu dhaqangeliyo tanoo kale
Waayo Ninkasta oo madax ah waa ku laf dhuun geel gashay

Ilaahay kasokow waxaa Duco iyo amaanba leh libtaas na loo aanaynayaa Hogaamiye Cabdi Maxamuud Cumar

Dhamaan ismaamulada dawlad deegaameed wadan waynaha Itoobiya ayaa dhacdadan laga soo dhaweeyay

Waxaanu leenahay guurkiina lagu farax

By Qalinkii Cabdisataar Cabdilaahi Cali " Sabri"



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO