Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Ergooyinkii Ka Soo Jeeday Gobolada Sanaag Iyo Saaxil Bari Oo Hargeysa U Joogay Tabasho Ay Shegeen Inay Madaxweynaha Ugudbinayaan Oo Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Kaalin Laxaad Leh Ka Qaatay Is Ku Imaatinkooda

0
Sunday April 15, 2018 - 22:16:23 in Wararka by Wariye Mohamed BK
  • Visits: 633
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ergooyinkii Ka Soo Jeeday Gobolada Sanaag Iyo Saaxil Bari Oo Hargeysa U Joogay Tabasho Ay Shegeen Inay Madaxweynaha Ugudbinayaan Oo Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Kaalin Laxaad Leh Ka Qaatay Is Ku Imaatinkooda

    Ergooyinkii Ka Soo Jeeday Gobolada Sanaag Iyo Saaxil Bari Oo Hargeysa U Joogay Tabasho Ay Shegeen Inay Madaxweynaha Ugudbinayaan Oo Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Kaalin Laxaad Leh Ka Qaatay Is Ku Imaatinkooda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ergooyinkii Ka Soo Jeeday Gobolada Sanaag Iyo Saaxil Bari Oo Hargeysa U Joogay Tabasho Ay Shegeen Inay Madaxweynaha Ugudbinayaan Oo Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Kaalin Laxaad Leh Ka Qaatay Is Ku Imaatinkooda

Ergooyin isugu jira Salaadiin, Cuqaal, Boqoro iyo Waxgarad Ka Soo Jeeda Gobolada Sanaag iyo Saaxil Bari Oo Maalmihii Ugu Danbaysay Ku Sugnaa Magaalada Hargeysa Ee Caasimada Somaliland Isla Markaana Uyimi Sidii Ay Madaxweynaha Somaliland Ula Kulmi Lahaayeen Ugalana Hadli Lahayeen Danaha Degaanada Gobolada Sanaag Iyo Saaxil Bari Oo Ay Madaxweynaha Rabaan Inuu Wax Ka Qabto Mashaariico Harumarineed Oo Deganadaasi Ay Ubaahan Yihiin In Laga Hirgaliyo Loona Ogolaado Cid Kasta Oo Wax Ka Qabanaysa Waxna Kusoo Kordhinaysa Harumarka Bulshadoodu Tabayso.

Waxaana Ergooyinkani Ay Shegeen Inay Muhiim Tahay In Ganacsatada Gobolada Sanaag Iyo Saaxil Bari Kasoo Jeeda Si Siman Loogu Ogolaado Mashaariicaha Ay Ufidinayaan Degaanadooda .

Ergooyinkan Isugu Jira Salaadiinta Boqorada Cuqaasha Iyo Xildhibaanada Gobolada Sanaag Iyo Saaxil Bari Oo Mudooyinkii Ugu Danbaysay Hargeysa Ku Sugnaa Ayaa Waxay Si Wada Jir Ah Isaga Kaashadeen Ka Hadalka Danta Degaanadaas Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Barkhad Jibriil Xasan Oo Ka Mid Ah Ganacsatada Kasoo Jeeda Goboladaa.

Iyadoo Ay Markii Ugu Horeysay Tahay In Xubno Intan Tiro Leeki Ay Isugu Yimadaan Caasimada Hargeysa Yagoo Usocda Inay Madaweynaha Iyo Madaxda Xukuumada Kala Hadlaan Danta Goboladaa

Waxaana Talaabadan Uu Mulkiilaha Shirkada Asli Maydi Sida Weyn Uga Qayb Qaatay Ay Noqonaysaa Mid isku Xidhaysa Bulshada Wada Degan Gobolada Sanaag Iyo Saaxil Bari Oo Markii Ugu Horaysay Uu Ganacsadaha Shirkadani Suuragaliyay In Ergooyinkan Oo isugu Jira Cuqaal Salaadiin Boqoro Xildhibaano Ay Tabashadooda Madaxweynaha Iyo Xukuumadooda Horkeenaan Arintan Uu Hirgaliyay Oo Ah In Ergooyin Intan Leeki Ay Meel Isugu Yimadaan Isla Markaana Ay Si isku Mid Ah Uga Hadlaan Danaha Goboladan Iyo Sidii Mashaariicaha Degaanadaas Laga Fulinayo Ay Xukuumadu Uga Qayb Qaadato Una Fududayso Waxkasta Oo Wax Loogu Tarayo Bulshadooda Ayaa Noqonaysa Talaabo Waxtar Leh Oo Lagu Xoojinayo Harumarka Goboladan Sanaag Iyo Saaxil Bari




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO