Tuesday July 17th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Xuseen Axmed Caydiid Oo Ku Hungoobay Inuu Kamid Noqdo Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Nasiib Uga Hiiliyey

0
Monday April 16, 2018 - 09:31:39 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 1776
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xuseen Axmed Caydiid Oo Ku Hungoobay Inuu Kamid Noqdo Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Nasiib Uga Hiiliyey

    Xuseen Axmed Caydiid Oo Ku Hungoobay Inuu Kamid Noqdo Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Nasiib Uga Hiiliyey

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xuseen Axmed Caydiid Oo Ku Hungoobay Inuu Kamid Noqdo Golaha Wakiilada Somaliland Iyo Siyaasi Ka Tirsan Xisbiga KULMIYE Oo Nasiib Uga Hiiliyey
Kadib Markii Dhowaan Xildhibaan Ka Tirsana Golaha Wakiilada Somaliland Uu Geeriyooday Ayaa Durtaba Waxaa Soo Baxaya Hirdanka Loogu Jiro Kursigii Xildhibaankaasi Ka Geeriyooday Ee Golaha Wakiilada Somaliland Marxuum Xildhibaan Ibraahim Kacaan

 

Kursigan Waxaa Siweyn Ugu Hirdamay Labada Xisbi Ee WADDANI Iyo KULMIYE Oo Kala Wetey Laba Siyaasi Oo Kasoo Kala Jeeda Xisbiga KULMIYE Iyo Sidoo Kale Xisbiga WADDANI Kuwaas Oo Kala Ahaa Xuseen Axmed Caydiid Iyo Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Wafaafinta Maxamed Muuse Abees,


Baraha Bulshada Ayey Siweyn U Qabsatay Loolanka Loogu Jiro Kursigan Ka Banaanaaday Ee Golaha Wakiilada Somaliland,Waxaana Usoo Hanqal Taagay Xisbiga WADDANI Inkasta Oo Markii Danbe Ay Hamigoodii Ku Hungoobeen, Waxaana Lagu Kala Baxay Codadka Ay Kala Heleen Labadan Siyaasi Ee Fadhiyey Keydka Xildhibaanada Golaha Wakiilada Waxaana Lagu Kala Baxay Codadkan

Maxamed Muuse Abees. 3986 cod
Xuseen Axmed Caydiid. 3981 cod.

Waxaana Sidaas Jagada Xubinimada Xildhibaanada Golaha Wakiilada Ku Guulaystey Maxamed Muuse Abees. 3986 cod Siyaasigan Wuxuu Hada Xil Muhiima Ka Haya Golaha Wasiirada Somaliland Waana Wasiir Ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Somaliland, Maxamed Muuse Abees Waxa Horyaal Laba Dookh Oo Uu Ku Kala Dooranaayo Wasiirnimadiisa Iyo Inuu Buuxiyo Jagadaasi






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO