Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Tamar Darida Dawlada Tacadiga Is Gaadhsiinta Iyo Talo La'aanta Shacabka Somalinad

0
Wednesday May 09, 2018 - 08:38:03 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 502
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tamar Darida Dawlada Tacadiga Is Gaadhsiinta Iyo Talo La'aanta Shacabka Somalinad

    Tamar Darida Dawlada Tacadiga Is Gaadhsiinta Iyo Talo La'aanta Shacabka Somalinad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tamar Darida Dawlada Tacadiga Is Gaadhsiinta Iyo Talo La'aanta Shacabka Somalinad

Aduunyada may dhicin kamana dhacdo in shaqsiyaad lacag isku darsaday ama shaqsi hanti lihi intuu [Satellit] la xidhiidho inuu shirkad is gaadhsiineed furto se somaliland way ka dhacday kana shaqaysaaba

Dadkaan La Hadlayaabaan Lahayn Dux Iyo Iimaan

Shirkadaa is gaadhsiinta ee caalamka waxa Hawada ka kiraysa dawlada ay markaa ka Dhex adeegayaan awooda [Satellit] lagula Xidhiidhaayana waxa leh isla dawladaas si ay Majaraha ugu hayso una hagto sharciyada iyo Qawaaniinta u yaala dalkaas !

Anuunbaa Damqanqanaqee Dhaguu Uma Daloolaan

Shirkadaha is gaadhsiinta ee somaliland ka Jiraa ee madaxa banaani markaan been la Sheegayn waa awood la mida ta dawlada Hadaanay kaba awood badnayn saynu hore u Aragnay iminkana aragno ma jirto amar Dalwlada ka soo baxay oo bulshada ay Shirkaduu dhiig miirteen loogu danaynaayo Oo fulay arinkuna waa maskaxdii fekertaba Tii ka daba fekeri lahayde arin kastana ka Burin lahayd waa diyaar ileen awoodKala xadaynaysaa ma jirtee !

Dhacdadii Ugu Yaabka Badnayd

Bishii sadexaad waxa ay dawladu soo rogtay Amar ah in shirkadaa is gaadhsiintu Joojiyaan wixii boqol doolar ka yar is Ticmaalkiisa si kor loogu qaado shilinka

Dalka bal u fiirso way fekertay dawladii Shirkaduuna way fekereen waayahay bay Yidhaahdeen si ay yagu u ahaadaan kuwa Mar walba macaasha waxay daabacdeen lacag Somaliland shiling ah oo massage ah xadna Aan lahayn markii hore boqolka doolar ee la Isticmaalayay qofbaa u dhiibanaayay iminka Qofkii lacagtiina way ka qaadanayaan lacag Si dhib yar oo maskax ah ku soo gashayna way U xarxariiqayaan cajiib !

Wixii ku dileed ogtahay

Wixii ku dagee’ad taqaan

Dabkii ololee ku gubi

Waa laga durkaa !!!

1-Ma jirtaa meel ay dawladu kaga iibisay shirkadaa is gaadhsiinta lacag somaliland shiling ah ?!

2-Ma jirtaa in go’an oo ay kala iibsadeen looguna tala galay inay suuqa ku wareegtaa ?!

3-Ma cayimanta lacagta massage ka ah ee somaliland shiligka ahi mise camputerkaa inoo rogrogaaya ?!

Intaa midina ma jirto dawlada iyo Shacabkaba lacagtii waraaqaa ahayd ee ay Haysteen way ka baxday suuqa wax kala Iibsiga waxaana shaqaynaysa lacag massage Ah oo Camputer kala hagaayo intii la doonana Lugu qoraayo oo ah lacag cusub oo shaqsiyaad Daabacdeen !

Maadaamaynu arkayno awooda dawladeena Miyaan ahayn in caqligu ina shaqeeyo oo aynu Ku tala galo saynu uga bixi lahayn boobkaa Cad ee waliba aan cid la xisaab tamaysaa jirin in garab la siiyo mooyee ?!



NAFWALAYBA ALLAHAA SUG

Safwaan Sacaadadiin Ahmed

Stockholm Sweden

Email-Safwaan112@gmail.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO