Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

WAA MAXAY XALKA DAGAAL BEELEEDKA GOBOLKA SANAAG ?

0
Friday May 11, 2018 - 08:41:25 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 286
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    WAA MAXAY XALKA DAGAAL BEELEEDKA GOBOLKA SANAAG ?

    WAA MAXAY XALKA DAGAAL BEELEEDKA GOBOLKA SANAAG ?

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

WAA MAXAY XALKA DAGAAL BEELEEDKA GOBOLKA SANAAG ?
Anigaa atoore ah oo aarmi badan
Haysta anigaa amiiroo iska leh
Ayniga iyo duurka waa inoo
Aqoon xumo hadii wiilal lagu
Aasee Illahay intaad ka cabsataan
Nabada eexeystaa

Hordhac

Waan ka tacsiyadaynayaa dhamaan qaranka iyo qoysaskii ay ka geeriyoodeen sidoo kalana waxaan Alle uga baryayaa inuu u boogo dhayo intii ku dhaawacantay dagaal beeloodka ka dhacay gobolka sanaag Falkani waa mid ku lafjab ah qaranka jamuuriyada Somaliland guud ahaaneed waana door ay xukuumadu gadh wadeenka tagay xal u helida dagaalkana .


Xalka Dagaal beeleedka Gobolka Sanaag ?
Istaratajiyada nabadaynta gobolka sanaag wuxuu ka koobnaan doonaa qodobadan
1. GACAN KU DHIGISTA AMNIGA GOBOLKA SANAAG
2. SAMAYNTA GUDI BAADHITAAN
3. FULINTA NATIIJADA GUDIGA BAADHITAAN
GACAN KU DHIGISTA AMNIGA GOBOLKA SANAAGA Marka koowaad waa in gobolka sanaag gaar ahaan goobaha ay xiisada colaadeed ka jirto xooga la saaraa oo la geeya cudud ciidanka oo baajisa dhiiga . Sidoo kalana la maamulo dhaqdhaqaaqa gobolka lana jaro dhamaan isgaadhsiinta gobolkaas taas oo ujeedadu tahay in la jaro wada xidhiidhka iyo kala war qaadashada ciidan beeleedyada iyo abaabulayaashooda

SAMAYNTA GUDI BAADHITAAN
Magacaabista gudi baadhitaan oo ka kooban shakhsiyaad leh xirfada iyo aqoonta dambi baadhista
Ujeedada gudigu waxay noqonaysaa
1. Raadinta sababta colaada keentay
2. Raadinta shakhsiyaad ka abaabula
3. Raadinta ilaha dhaqaalaha
4. Raadinta ilaha hubka iyo rasaasta
Helista xogtaasi ka dib waxay gudigu marin doonaan lafagurida xogtii ay heleen ka dib waxay ka samayn doonaa xal FULINTA NATIIJADA GUDIGA BAADHITAANKA Xukuumada oo adeegsanaysa cududa ciidan ee qaranku leeyahay iyo hay,addaha dawliga ah ee ku shaqo leh arimahan ayaa laga rabaa inay fuliyaan natiijada baadhitaanka

Contact
Abdourahman Yacqub Hassam
Security Analyzer
Jacobhassam@gmail.com
Borama,Awdal,Somaliland


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO