Sunday July 22nd, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Baaq- nabadeed Ku Socda Beelaha walalaha ah,Ee Colaadu kudhexmartay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag . W/Q:- Ugaas Cumar Jaamac Iidle

0
Saturday May 12, 2018 - 12:54:26 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 235
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq- nabadeed Ku Socda Beelaha walalaha ah,Ee Colaadu kudhexmartay Degmada Ceel-afweyn ee Gobolka Sanaag . W/Q:- Ugaas Cumar Jaamac Iidle

    Anigoo ah Ugaaska Dhalinyarada Gobolada Bari Ugaas Cumar Jaamac Iidle waxaan halkan marlabaad Baaq-nabadeed uga dirayaa labada beelood ee walaalaha

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Anigoo ah Ugaaska Dhalinyarada Gobolada Bari Ugaas Cumar Jaamac Iidle waxaan halkan marlabaad Baaq-nabadeed uga dirayaa labada beelood ee walaalaha

Anigoo ah Ugaaska Dhalinyarada Gobolada Bari Ugaas Cumar Jaamac Iidle waxaan halkan marlabaad Baaq-nabadeed uga dirayaa labada beelood ee walaalaha ah ee ay dirirta colaadeed kudhexartay degmada ceel-afweynee Gobolka Sanaag.

Dagaal wiil ayaa ku dhinta, ee wiil kuma dhasho.waxan leeyahay ilaahay ka cabsada oo dhiiga gon-dihiina ku daadanaya joojiya, waxaad tihiin dad casabo ah, wiil iyo abtigii.xidid iyo xigaalkiidad wada dhashay oo ilaahay ka unkumay isir kaliyaayaaad tihiin.

Waxaan ugu baaqaya labada beelood ee ay colaadu dhexmartay inay joojiyaan oo ilahay ka cabsadaan oo ka shaqayeen nabada iyo samaha

Waxaan kale oo baaq u dirayaa xukumada somaliland,madaxdhaqameedka,cu limada,aqoonyahanka,dhalinyara da iyo guud ahaan dadka indheer-garadka ah usoo jeedinayaa inay fadhiga ka kacaan oo Ergo-nabadeed u noqdaan sidii loo joojin lahaa coladaa dhexmartay dadka walalaha ah.

Ugu danbayn waxan ilahay uga baryayaa inuu u naxariisto intii dhimatay, inta dhawacaana uu cafimaad sareeca siiyo , inta nool-na uu kala badbaadiyo.

Alaah mahad-leh

Ugaaska dhalinyarada Gobolada Bari

Ugaas Cumar jamac Iidle

Gmail:cumarjaamac07@gmail.com

facebook:Ugaas cumar jaamac iidle





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO