Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Baaq Nabadeed , Shaqaaqada Ceel-afweyn Waa Kugu dhimay, oo kaa Dhimay Reer Somaliland-ow.' W/qorey:-Maxamed Cali Xuseen (Nasri)

0
Saturday May 12, 2018 - 13:02:32 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 592
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baaq Nabadeed , Shaqaaqada Ceel-afweyn Waa Kugu dhimay, oo kaa Dhimay Reer Somaliland-ow.' W/qorey:-Maxamed Cali Xuseen (Nasri)

    Ugu horayn waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen dadkii ku dhintay Shaqaaqadii ka dhacday deegaanka ceel-afweyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ugu horayn waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen dadkii ku dhintay Shaqaaqadii ka dhacday deegaanka ceel-afweyn

Ugu horayn waxaan halkan tacsi uga dirayaa qoysaskii iyo qaraabadii ay ka baxeen dadkii ku dhintay Shaqaaqadii ka dhacday deegaanka ceel-afweyn

Waxan ilaahay uga baryayaa dadkaa ku dhintay inuu u naxariisto, kuwa dhaawaca ahna inuu caafimaad degdega siiyo

Waxaan ugu baaqayaa dadka deegaanka ceel-afweyne ee walaalaha ah ee dhibaatadani u dhexayso inay colaada joojiyaan oo nabada qaataan. (Nabad baa Naas La Maalo Leh)

Colaada deegaanka ceel-afweyn waxay dhaawac soo gaadhsiisay dhamaan dadka reer Somaliland waxay sumcad xumo ku tahay nabad gelyadii uu qarankeenu ku faanayey Mudada dheer,

Reer Ceel-afweynoow colaadahan soo noqnoqday waa idinku dhib oo waxaad daadinaysaan dhiigii :-Walaalkeen, Adeerkeen, Abtigeen, Seedigeen, Awoowgeen, Inadeerkeen Ehelkeenii , Jaarkeenii iyo Muwaadineenteenii , Walaalayaal ILAAHAY ka Cabsada oo Colaada joojiya Walaalayaal.

Mudane Madaxweyne Masuuliyadada ugu Gudo si ay ka muuqato dareen dadjacayl iyo damqasho maadinimo oo colaadan ceel-afweyn cagahaaga ku soo buuqato adigoo hogaaminaya Culima aw diinka, Ganacsada, Oday-dhaqmeedka , Aqoonyahanka , golaha guurtida , golaha wakiilada, saddexda xisbi qaran Ucid, Kulmiye iyo Wadani hadii

Waan ku kalsoonahay hadii meeqaamkan loo galo in xal waara laga gaadhi karo dhiigaan micne darada ku daadanaya ee dadkeena.

Fiiro gaar ah

Dadkaygoow diriraha sokeeye ayaan la siyaasadayn,

Balaayo dhabano la qabtay leedehee dabo la qaabto maleh.

Cidkasta oo si walaaltinimo ugu qayb qaadata daminta colaadan

Waxay ajar kaga helayaan ALLAH SUBXAANA WATACAAlAA



W/qoray: Maxamed Cali Xuseen

Maxamedmasri@gmail.com

Hargeysa, somaliland





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO