Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Hirdanka Labada Xisbi Muxaafid iyo Waddani ee Xuska 18 May!

0
Sunday May 13, 2018 - 08:41:54 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 300
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hirdanka Labada Xisbi Muxaafid iyo Waddani ee Xuska 18 May!

    Hirdanka Labada Xisbi Muxaafid iyo Waddani ee Xuska 18 May!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hirdanka Labada Xisbi Muxaafid iyo Waddani ee Xuska 18 May!
Wali waxa muuqata inaan xal loo helin murankii xuska sanadguurada 27aad ee 18 may 2018, iyada oo labada xisbi muxaafid (Kulmiye iyo
Ucid) ay isku raaceen in la qabto xuska 15 May halka xisbiga kaliya ee mucaarid ah ee ka jira Somaliland uu daadafeeyey go’aankaa labada
xisbi muxaafid (Kulmiye iyo Ucid) islamarkaana uu Xisbiga Mucaarid ka ee Waddani uu shaaciyey inuu xusi doono maalintii ay ku suntanayd ee
18 May.

Haddaba, waa markii u horeysay ee tani dhacdo ama labadalo maalintii mudnayd islamarkaana waa Markii u horeysay ee lagu kala jabo maalintii qiimaha qaranka u lahayd, arintani may saamayn oo kaliya labadaa dhinac ee sare ku xusan balse shacabkii Somaliland gudo iyo dibed ba

waa mid ku keentay kala qaybsanaan baaxadleh , taas oo keeni karta inuu qaranka ku yimaad hantaaqo culus iyo in cadawgii Somaliland uu fursad u helo khilaafkan ugub ka ku ah qaranka Somaliland.

Sidaa darted, waxaa looga baahan yahay cida dalkan ama qarankan masuuliyadiisa dusha ku qaadatay oo ah Madaxweyne Muse Bixi in uu dib
isugu noqdo oo uu keeno xal degdeg ah wakhtigii oo kaabiga inagu soo haya awgeed. Waxaa looga fadhiyaa sidoo kale in uu la yimaad
dabacsanaan hogaaminimo isaga oo kala xaajoonaya arintan dhinaca kasoo horjeeda iyo waliba wada tashi inuu kala yeesho hay;adaha kale ee qaranka. Xataa, hadii aad ka tanaasushid maalintaa 15 may waa mid keeni karta isfaham iyo bulshada oo isku soo dhawaata, hana u qaadan tanaasulkaasi ceeb iyo in lagaa badiyey laakiin waa mid aad ku badbaadinayso midnimada shacabka Somaliland.

Wabillahi tawfiq

Cabdirasaaq Askar

Hargeysa,Somaliland
 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO