Wednesday December 12th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

"Geesigii Gobolka Togdheeer" Qalinkii Eng miyaami Siciid Burco Somaliland

0
Sunday May 13, 2018 - 08:49:43 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 639
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    "Geesigii Gobolka Togdheeer" Qalinkii Eng miyaami Siciid Burco Somaliland

    "Geesigii Gobolka Togdheeer" Qalinkii Eng miyaami Siciid Burco Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

"Geesigii Gobolka Togdheeer" Qalinkii Eng miyaami Siciid Burco Somaliland Maxay Dantu ciishay wiiloo Dulqaad iyo Deeq lahaayoo Dadkuna Doqon Moodayaan Wax Uu Ka Mid Ahaa Halyaayada Ay Nasiibka U heshay magaaalada Burco ils markaaan ku ciyaari jiray Magac Gobolka Togdheer Isagoo ahaa Halyaayga Kaliya Ee Guul kasta oo Gobolka Togdheer Gaadho Masuulka Ka Noqon Jiray isla markaana Loogu Hanbaliyaayn Jiray xifrada iyo waaya argnimada ilaahay Hibada u siiyaay. wax Uu Ahaa Shaqsi Ay u soo Daawasho tagi jireeen Hanaan ka farshaxanimo Ee Uu Kubada u Qabsan jiray iyo xarkaadka uu Samayn Jiraty 


Waqtiga Uu Kubada Qabto Boqolaal ka mid Ah Dhalinyarada Kubada Cagta Xiisayn Jirtay Ee Gobolka Togdheer Oo Aan Anigu Ka Mid Ka Ahaa Shaqsiyaadka Aadka U Taaageeri jiray Waxaanu U soo Daawosho Tagi Jirnay Oo Kaliya Biitiyoole Oo Ahaa Shaqsi Sheeko iyo kaftan badan. Hadaba Waa Kuma Halyaaygaasi Waa xagee buuse ka ciyaari jiray halyaaygaasi se maanta maxaa keenay in isaga oo kaliya inaan qalinka u qaato xaguu ku nool yahay halyaaygaasi Ku waasi WWaa Qaar Ka Mid ah Su,aalaha Aad Is Waydiinaysaan Balse Jawabahoodu Waa Kuwan. Waa biitiyoole Waa Gool hayahii Gobolka Togdheer ugu Saamaynta Badnaa Ee Abid Soo mara isla Markaana ay Wada jecelaayeen Dhamaan Dhalinyarada Xiisaysa Daawashada kubada Cagta

 Ee Galabtii u soo Daawashda tagi jirtay Goroonka kubada cagta Ee Alamzey stadium Ee Magaalada Burco. Wax Uu Aahaa Shaqsi Fur furan oo kaftan iyo sheeko badan isla markaan marksta ku faani jiray gobolkiisa waligiisna lama Arg Isagoo Ay Islaynayaan Ciyaartooy ay isku Koox yahiin Ama Mid kale Wax uu ahaa Shaqsi Degan oo Xasiloon markstana jecel niyad furnaanta iyo laab xaadh naanta waligiis qofna kuma takoorin Qabyaalada sida Mudooyinkan Danbe Socota ee Dhalin yarada Gobolka Togdheer ugu kala qayb san yahiin Hanaanka kubada cagta loo ciyaaro oo ay ku saleeyeen nidaam Qabyaaladeed. Balse isaga iyo kooxahii waqtigaa jiray wax ay ahaayeen Dhalinyaro Aad Isu jecel isla markaan Marksta ka fakari jiray oo kaliya sidii ay guul ugu soo hoyn lahaayeen gobolkooda. C.risaaq Haybe Warsame ( Biitiyoole) 

 wax uu ka mid ah dhalinyaradaasi sidaa u fakari jirtay maanta biitiyoole wallo wax uu kaagag baahan yahay oo kaliya taagero wax kasta oo aad awoodo Wax uu ilaa iyo iminka ku nool yahay magaalada Burco oo uu isagu Noloshiisa inta badan ku soo qaatay wax uu ka mid yahay shaqsiyaadka waqtigu cusleeyaay Ee Noloshooda ku Qaata Dhaxamaha iyo Dabayalaha iyo Bacadka ilsa markaana ay hoy u yahiin gidaarada waawayn ee magaalada Burco .

 walaalo biitiyoole wax uu ahaa halyaayga marka aynu guusha Rabno aynu tuurta intaynu saarno gayn jiranay garooonka Marka Ciyaartu Dhamaatona Aynu Tuurta ku soo Qaadi jirnay inagoo Wada farxsan Oo Wada Qoslayna isla Markaana Magciisa kor u Qaadayna wax uu ahaa Halyaaygii meeqaamkaa inoo taagnaa wax uu ahaa shaqsiga aynu gobolada kale ugu faani jirnay laakiin walaal maanta walaalkeen wax uu u baahan yahay kaliya taageeradeena. Biitiyoole waalo maanta inaynu tuurtii aynu ku sidnay waqtigii hore inaan ku Qaadno ayaa ka Qurux Badan inaaynu Maanta Marka Waqtigu ku Cuslaado inaynu ka Dhaqaaqno Walaalkeen biitiiyole Waa Halyaaygii Shalay Maantan Waa Halyaaygeeni qofkasta wax Soo mara waqti wacan iyo waqti adag. Walalo Isku Day Inaanad Walaal kaagi shaalay sharftaaada ilaalinayaay Ee Magaca. 

Gobolkaagag ku ciyaarayaay inaanad maanta halkaas kagag Dhaqaaqain wallo Dayaca iyo Darxumada Dhaxanta iyo kulaylka Hoy la,aanta iyo caafimaad Daradu waa xaaladaha ku xeeran Walaalkeen Biitiyooole Oo Ahaa Halyeeygeeni Shalay to Kubada Cagta Waa Halyeey Waqtigu Cuskaday maanta taageerada aad siiso Walaalkeen Biitiyoole Waa Taageero Aad Siisay Dhamaanba Dhalinyarada Gobolka Togdheer Iyo Guud Ahaanba Gobolka Togdheer. Walaalkeen Alle Ha Caafiyo Walaahi Aniggu Markaan Arkay xaaladiisa iyo markaan dib u soo xasuustay waqtiyadii aan ku faani jirnay magaciisa wax aan dareemay isla sidii Oo Kale waayo Walaalkay shalay waan ku faanayaay maantana waan ku faanaaya laakiin Xaq Uma laha inaan maantana Ka Faano shalayna ku faano Qofkasta Oo Reer Burco ah oo leh Damiir sidaa oo kale u fakarayaa leh waa Dareemi karaa wax aan ka Hadlayo iyo ujeedad igu kaliftay inaan Qoraalkan qoro. 

 Maxay Dantu ciishay wiiloo Dulqaad iyo Deeq lahaayoo Dadkuna Doqon Moodayaan Fadln Wlaal Caawi Walaalkeen maanta Waa Xanuun Sanayaa Inagaa U cida isku day inaad Fahanto Fariintayda PLZ PLZ Fadlan Kala. Xidhiidh Oo Wixii Aad Tari Karto Ugu Hagaaji akoonada Hoos Ku Qoran Caawinta walaalkeen C.risaaq Haybe Warsame ( Biitiyoole) way bilamantay 

Akoonka 17860 Dahabshiil ama somtel 9352752 ama Talsom 0636604400 Qalinkii Eng miyaami Siciid Burco Somalilan


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO