Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Xildhibaan Deeq Xariir Cabdi oo si rasmi ah u Shaaciyay shaaciyay inuu u taagan yahay Doorashada Golaha deegaanka Hargeysa.

0
Sunday May 13, 2018 - 20:59:59 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 368
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhibaan Deeq Xariir Cabdi oo si rasmi ah u Shaaciyay shaaciyay inuu u taagan yahay Doorashada Golaha deegaanka Hargeysa.

    Maanta waxaa si Rasmi ah loo shaaciyay Musharaxa golaha deegaanka Caasimada Hargeysa ee Beelwaynta "Ba' Tagaal Waaq", Eng Deeq Xariir Cabdi kaasi oo kamid noqon

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maanta waxaa si Rasmi ah loo shaaciyay Musharaxa golaha deegaanka Caasimada Hargeysa ee Beelwaynta "Ba' Tagaal Waaq", Eng Deeq Xariir Cabdi kaasi oo kamid noqon



Maanta waxaa si Rasmi ah loo shaaciyay Musharaxa golaha deegaanka Caasimada Hargeysa ee Beelwaynta "Ba' Tagaal Waaq", Eng Deeq Xariir Cabdi kaasi oo kamid noqon doona Musharaxiinta Doorashada Golaha deegaanka Hargeysa u tartami doona ee Beelaha Abokor Muuse.

Xafladan lagu shaacinayay Musharax Deeq Xariir Cabdi ayaa waxaa kasoo qayb galay Cuqaal, Waxgarad, Ganacsato, Dhalinyaro, Odayaal iyo Haldoor tiro badan.

Duubka iyo Waxgaradkii ka hadlay Madasha ayaa si culus u taageerayMusharaxa iyagoo ku balan qaaday inay Codkooda siiin doonaan, Sidoo kale waxaa ay sheegeen inay ku doorteen Musharax Deeq Xariir Cabdi Aqoon Karti iyo Waaya aragnimo iyagoo ugu duceeyay in ilaahay ku guuleeyo hankiisa kursiga Xildhibaanka Golaha Deegaanka ee Caasiamda Hargeysa.

Haldoorkii goobta lagu shaacinayay Musharax Deeq Xariir Cabdi ka hadlay ayaa Geesta ku dheeraaday midnimada iyo wadajirka Beesha in la ilaaliyo, oo si isku duuban loo Taageero musharaxa layskana ilaaiyo waxyaabaha keeni kara in la kala qayb samo, Waxaana madasha laysla qaatay in aan la aqbali doonin Musharax kale oo aan ahayn Deeq Xariir Cabdi.

Dhanka kale Musharax Deeq Xariir Cabdi oo ka hadlay madasha lagu caleema saaray ayaa u mahad naqay dhamaan dadkii kasoo qayb galay xaflada waxaanu balan qaaday inuu Bulshada ugu adeegi doono si Hagar la'aan ah.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO