Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

XUKUUMADA SHARAFTA LEH WAXAY KU RAALI TAHAY AFAR GAADHI OO UU SHISHEEYE KU CAAWIYAY. WAXAYNA KA INDHO LA DAHAY IN SHACABKU SI SAAMI QAYBSIYA DHAAMAM IYO WARSHADO KU ABUURI KARAAN.

1
Monday May 14, 2018 - 15:30:03 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 364
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XUKUUMADA SHARAFTA LEH WAXAY KU RAALI TAHAY AFAR GAADHI OO UU SHISHEEYE KU CAAWIYAY. WAXAYNA KA INDHO LA DAHAY IN SHACABKU SI SAAMI QAYBSIYA DHAAMAM IYO WARSHADO KU ABUURI KARAAN.

    XUKUUMADA SHARAFTA LEH WAXAY KU RAALI TAHAY AFAR GAADHI OO UU SHISHEEYE KU CAAWIYAY. WAXAYNA KA INDHO LA DAHAY IN SHACABKU SI SAAMI QAYBSIYA DHAAMAM IYO WARSHADO KU ABUURI KARAAN.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XUKUUMADA SHARAFTA LEH WAXAY KU RAALI TAHAY AFAR GAADHI OO UU SHISHEEYE KU CAAWIYAY. WAXAYNA KA INDHO LA DAHAY IN SHACABKU SI SAAMI QAYBSIYA DHAAMAM IYO WARSHADO KU ABUURI KARAAN.
Geel laba jir soo wada mar, wadamada ugu dhaqaalaha badan aduunku sida China,Jabaan, Yurubta galbeed, Konton sano ka hor waxaa ka jirtay shaqo la aan, iyo dhaqaale xumo. Dad kooduna waxay u hajireen wadamadii ay ku tuhun sanaayeey in ay wax dheer yahiin. Wadamadaas aan kor ku xusay waxay ku hore mareen siyaasad furan oo ay dawladahoodu u dhigeen kana mid tahay in ay shacabku si saami qaybsiya wadankooda ugu maal gashan lahaayeen. Qofkasta oo fikrad horumar hayana loo dhagaysan lahaa. 


Shirkada Daewoo ee baabuurta sameysa lagana leeyahay Koonfurta kuuriya ayaa 1999 ku dhawaatay in ay kacdo, labaatankun oo shaqaale ahna waxay ku sigteen in ay shaqadoodii waayaan . Waxa lagu badbaadiyay markii ay dawladoodu u soo bandhigtay shicibka, si ay maalgelin ugu
sameeyaan, sidaas ayayna shirkadii ku badbaaday. Si looga baxo faqriga , fursado shaqo ahna loo abuuro , dakhliga dawladuna u kordho waa in awooda dadka la isku geeyaa, dawladuna ku dhiiri galisaa , wacyigalina samaysaa si muwaadiniintu hab saami qaybsiya warshado iyo dhaamam waawayn ugu dhisaan. Dadwaynaha Somaliland waxay jecelyahiin horumarka, waxaanan hubaa hadii dhaamam waawayn la dhisaayo shicibka , ciidamada kale duwan in si iskaa wax u qabso ah ay xaga muruqa kaga qaybqaadanayaan. Dadwaynahu waxay sugayaan oo kaliya jihayntii.
Dawladu waxay samaynaysaa si ay kalsoonida shacabka u hesho, gudi wadanka u qaabilsan saami qaybsiga, aamina ah oo ayku jiraan culimada caanka ah iyo dad arimahan aqoonta u leh. 

Gudigan shaqadoodu waxay noqonaysaa in ay dadwaynaha u soo bandhigaan waxa la maalgalinaayo, saamiga ugu yare ee lagaga qayb geli karo. Macaashka sida loo qaybsanaayo, hubinta iyo hirgalinta mashruucaasi iyo ilaalinta hantida dadka laga soo ururiyay. Waa hubaal hadii aynu awoodeena isku gayno in aynu ka maar mayno ku xidhnaanshaha xoolaha marba Carabtu xidhayso, baryada aynu qayrkeen gacmaha hoos dhiganayno. Waxa kale oo ay xoojinaysaa dhaqaalaheena marka laga yimaado, in ay wadamada geeska afrika iyo aduunkuba inagu xidhmaan.

Wabilaahi Tawfiiq
haibe2005@hotmail.com
Belgium

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO