Wednesday July 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

(Halkan Ka Akhri): Madaxweynihii Hore Ee Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Oo Shacbiga S/Land Ku Hanblayeeyay Munaasibada 18 May Isaga Oo Waano Iyo Ducona Bulshadiisa U Diray

0
Tuesday May 15, 2018 - 22:14:56 in Wararka by Wariye Mabaaqde
  • Visits: 907
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    (Halkan Ka Akhri): Madaxweynihii Hore Ee Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Oo Shacbiga S/Land Ku Hanblayeeyay Munaasibada 18 May Isaga Oo Waano Iyo Ducona Bulshadiisa U Diray

    (Halkan Ka Akhri): Madaxweynihii Hore Ee Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Oo Shacbiga S/Land Ku Hanblayeeyay Munaasibada 18 May Isaga Oo Waano Iyo Ducona Bulshadiisa U Diray

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

(Halkan Ka Akhri): Madaxweynihii Hore Ee Soomaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo Oo Shacbiga S/Land Ku Hanblayeeyay Munaasibada 18 May Isaga Oo Waano Iyo Ducona Bulshadiisa U Diray


Madaxweynihii Hore Ee Soomaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) Ayaa Dhamaan Muwadiniinta Reer Soomaliland Ku Hanbalyeey Munaasibada 18May 27 Guuradii Kasoo Wareegtay Markii Soomaliland Ka Go,day Wixii Laysku Odhan Jiray Soomaliya Kuna Dhawaaqday Inay Tahay Qaran Madax Banaan Oo Dunida Uga Baahan Inay Aqoonsato Madaxbanaanidooda

Madaxweynihii Hore Ee JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilanyo) Waxaa Uu Shacbiga Hanbalyada Kasokow Kula Dardaarmay Inay Nabdgelayda Jiritaanka Iyo Difaaca Qaranka Jamuuriyada Soomaliland Meel Uga Soo Wada Jeestaan Sidii Hore Looga Bartay Iyaga Oo Gacmaha Ishaysta

Madaxweyne Siilanyo Oo Hanbalyadiisa Sii Wata Waxaa Uu Shacbiga Xariirta Ah Ee Reer Soomaliland U Rajeeyay ILAAHAY SWT U Waydiiyay Inay Sanadka Sanadkiisa Ku Gaadhan Bashbash Iyo Barwaaqo

Madaxweynihii Hore Ee Soomaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Aadan Waxaa Uu Hanbalaydan Bulshadiisa Uga Soo Diray Isaga Oo Iminka Ku Sugan Dalka Ingiriiska





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO