Sunday July 22nd, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Xaalada Wararkii Ugu Ee Danbeeyey Degaanka Tuko Raq Iyo Ciidankii Maamulka Puntland Lagu Dilay Dagaalkii Tuko Raq Oo Maamulka Puntland Guran Kari Waayey Maydadkoda

4
Wednesday May 16, 2018 - 07:38:46 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 4866
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xaalada Wararkii Ugu Ee Danbeeyey Degaanka Tuko Raq Iyo Ciidankii Maamulka Puntland Lagu Dilay Dagaalkii Tuko Raq Oo Maamulka Puntland Guran Kari Waayey Maydadkoda

    Xaalada Wararkii Ugu Ee Danbeeyey Degaanka Tuko Raq Iyo Ciidankii Maamulka Puntland Lagu Dilay Dagaalkii Tuko Raq Oo Maamulka Puntland Guran Kari Waayey Maydadkoda

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xaalada Wararkii Ugu Ee Danbeeyey Degaanka Tuko Raq Iyo Ciidankii Maamulka Puntland Lagu Dilay Dagaalkii Tuko Raq Oo Maamulka Puntland Guran Kari Waayey Maydadkoda
Degaanka Tuko Raq Oo Ka Mida Degaanada Shalay Lagu Dagaalamay Ayaa Maanta Degan Marka Laga Reebo Xooga Huba Oo Maamulka Puntland Ku Soo Tuur Turay Ciidanka Qaranka Jamhuriyada Somaliland Ee Ku Sugan Jiida hore Ee Degaanka Tuko Raq
Sidoo Kale Somaliland Ayaa Saacadihi U Danbeeyey Degaanka Tuko Raq Ku Soo Daabulaysa Ciidamo Tiiro Badan Oo Ku Gaashaman Hubka Noocyadiisa Kala Duwan
Waxaana Ciidanka Qaranka Somaliland Isu Diyaarinayaan Difaaca Iyo Qaranimada Somaliland
Dhanka Kale Maamulka Puntland Ayaa Ka Niyad Jabay Dagaalka Tuko Raq Ka Dib Markii Ciidanka Qaranka Somaliland Ay Iska Difaacen Gaadmadii Maamulka Puntland Ku Soo Qaaday Ciidanka Qaranka Jiida Hore
Si Kastaba Ha Ahaate Ciidanka Qaranka Somaliland Ayaa Guul Ka Gaadhay Dagaalkasi Tuko Raq Mana Jirto Cid Gurtay Maydadka Ciidankii Puntland Laga Laalyey Oo Maykooud Waddhan Yahay Aga Gaarka U Dhexeeyey Degaanka God Qaboobe Iyo Degaanka Tuko Raq
Kala Soco Burcoonline.com Wixi Ka Soo Kordha


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO