Wednesday December 12th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daahfurey BILE CARWASH & COFFE SHOP Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

0
Wednesday May 16, 2018 - 09:16:11 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 650
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daahfurey BILE CARWASH & COFFE SHOP Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

    Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daahfurey BILE CARWASH & COFFE SHOP Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Daahfurey BILE CARWASH & COFFE SHOP Oo Lagu Qabtay Magaalada Hargeysa

Munaasibad balaadhan oo casho ah ayaa xadhiga lagaga jaray Hotel Cusub oo ku soo biiray Hotel-lada Casriga ah ee magaalada Hargeysa oo dhinaca koonfureed kaga beegan KULAN hotel ee Xaffadda jigjiga yar ee magaalada Hargeysa.

Hotelkan cusub oo magaciisa layidha BILE CARWASH & COFFE SHOP ayaa waxa Munaasibadan furitaanka Hotel-ka oo ahayd casho waxa ka soo qayb galay xubno ka mida xukuumada Somaliland, Gudoomiyaha ururka SOLJA, Salaadiin, Haween, Ganacasato iyo qaar ka mida qurba joog.

Ugu horayn waxa munaasibadan ka hadlay mulkiilaha Hotel-kan cusub ee BILE CARWASH & COFFE SHOP,Cismaan Xaaji Siciidoo ka hadlay munaasibadan ayaa sheegay inay hotel-kan u fureen qurba joogta Somaliland iyo dadka degan gudaha wadankaba, waxaanu tilmaamay inuu Hotel-kani u furan yahay cid kasta taas oo lagu soo dhawayn doono Gacmo furan, waxaanu si gaara u sheegay inuu Hotel-kani leeyahay adegyo Casriya oo a ka ay ka mid yihiin CARWASH Casri ah.

Mid ka mida dadkii ka soo qayb galay munaasibadan ayaa si weyn u soo dhaweeyay furitaanka Hotel-kan? hotel-kani waa mid casri ah, waxaana hanbalyo u diraynaa mulkiilaha Hotel-kanCismaan Xaaji Siciid, mar labaadkana waxaan leeyahay dadka reer Hargeysa inaad aad ugu farxi doontaan Hotel-kan cusub ee idinku soo biiray kaas oo adeeg fiican idin qaban doona, waana mid aad loogu baahnaa.

Qaar ka mida fanaaninta hargeysa ayaa Munaasibad ku soo bandhigay majaajilo aad uga qosliyay dadweynihii ka soo qayb galay Munaasibada.

Hotelkan cusub ee BILE CARWASH & COFFE SHOP, ayaa caasimada hargeysa ku soo kordhiyay adeeyo cusub oo ay ma mid yihiin cuntooyin casriya iyo CARWASH an hore loogu arag Magaalada.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO