Sunday July 22nd, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

XALKA COLAADA CEEL-AFWEYN (5 Qodob): Ku Socota Madaxweynaha Somaliland

0
Wednesday May 16, 2018 - 09:21:20 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 302
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    XALKA COLAADA CEEL-AFWEYN (5 Qodob): Ku Socota Madaxweynaha Somaliland

    XALKA COLAADA CEEL-AFWEYN (5 Qodob): Ku Socota Madaxweynaha Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

XALKA COLAADA CEEL-AFWEYN (5 Qodob): Ku Socota Madaxweynaha Somaliland

Mudane Madaxweyne arrinta Colaada Ceel-Afweyn kama adka ama kamaweyna dagaaladii sokeeye ee dalku soo maray. GudidiiXeer-Beegtidaahayd ee nabadaynta ka dhaliyay beelaha Somaliland sida Shirarkii Borama, Hargeysa, Berbera, Sheekh, Burco, Ceerigaabo. Waxay waxay ahayd Odey Dhaqameed lagu kalsoon yahaygarta iyo Go’aankooda. Wakhti iyo Maal bandanna ku baxaysamirkeedana way lahaayeen.

Mudane madaxweyne marka dib loo eego sida ay Guurtidu hawshaa adag uga soo baxeen waxa kuu soo baxaysa waa iyaga oo samir iyo wakhti badan u huray, duurka u seexday. Ta labaadna ay ahayd in wax kasta oo guurtida ku baxaaya ay labada dhinac ka masuul oo marti loo ahaa.

Hadaba anigu waxa aan ku talin lahaa Shantan Qodob:-

  1. In la sameeyo GuddiXeer-Beegtiah oo adag isla markaana kalsooni buuxda lagu qabo oo lagailaaliyo in lagu farogeliyo hawshooda, Gudidaas oo samir/dulqaad u leh wakhti kasta oo ay qaadanayso hawshani.
  2. Si arrinta looga sal gaadho oo colaada loo soo afjaro, Dawladu keliya waa in ay qabanqaabinta Gudida mooyaane aanay wax talo iyo taakulo ah siininXeer-Beegtidasi ay madax bannaani udareemaan.
  3. In wax kastaoo laguheshiiyo la fuliyo isla markaanaayXeer-Beegtiduku ilaaliso laba dhinac wixii lagu heshiiyay.
  4. Ciddii jebisa wixii lagu heshiiyana Xukunkeeda/GanaaxeedaayXeer-Beegtiduyeelato.
  5. Waa in Xooga iyo Xooolaha ku baxayaaXeer-Beegtidamarti looga ahaado labada Beelood iyo Bulsho weynta Somaliland.

 

Allah Ha Sahlo

 

Qalinkii: Maxamed Siciid Cali

E-Mail:Realmohamed@outlook.com




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO