Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

madaxweeyne bedel strategyka colaada celaafweeyn

0
Wednesday May 16, 2018 - 11:51:52 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 378
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    madaxweeyne bedel strategyka colaada celaafweeyn

    madaxweeyne bedel strategyka colaada celaafweeyn

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

madaxweeyne bedel strategyka colaada celaafweeyn asalaama aliukum ,dhamaan waa idin salaamayaa ,bacda salaam ,waxaan maqaalkan u qorayaa kadib markii dalkeena aay xalaad cakirnaaan lasoo gudubbonatay ee mel kasta ,cadowgeedu usofaysaysanayo siduu u burburin lahaaa,ragna utafaxeeteen ,u horseedka dagaalo lagu riiqmo oo qabili ah inay ka dhacaaaan iyo dhinac kale oo puntland inaga sowerarto. hadaan u dhaco dulucda maqaalkan ,colaad baaaa 2001 ka dhacday beelo dega gobolka saraar ,caynabo iyo oog ,madaxweynihi berigaas ,wuxuu xidhxidhay ,odayashi iyo waxgaradkii belaha dirirtu dhexmadtay taaasu waxaay fududaaysay ,inaay beeelihu kala garqataan ,tu kale isla 2013 baa beeli magalada caynabo fad qalalo kasamaysay uu ku nafwayey taliyihii sirdonka ,markiba cidamo baa galay ,oo qabqabtay beshaaas Dhibta geysatay ,ciroole iyo cauurba jelasha laga buuxshay, madaxweyne coaadanu egasho maleh ,ee maxaa dawlada ka horrtaagan inaad raaacdo tabaahas hore iyo fivciladaa horre amaa strategy yadaas horre inoogu shaqee dejiyey colaada horrre? madaxweeyne , halaga digtoonoda dabka aay walaqayaan xuma wadaha iyo kuwii dorashada looga guulaaystay ee samri la.madaxweyne wadanki meel xasisyuu marayaaa ,ee dalbo ,caqli iyo ragganimo wax Alle ku siyey ,oo hano nabadgelyada dhamaaan qaranka ,latashigana badi,guuuuuul jamhuriyada somaliland insha Allah. by fuad Abdullahi


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO