Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Wayrax Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Taagan Yahay Doorashada Golaha Deegaanka Ee 2019

1
Wednesday June 06, 2018 - 10:57:39 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 238
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Wayrax Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Taagan Yahay Doorashada Golaha Deegaanka Ee 2019

    Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Wayrax Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Taagan Yahay Doorashada Golaha Deegaanka Ee 2019

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Wayrax Oo Ku Dhawaaqay Inuu U Taagan Yahay Doorashada Golaha Deegaanka Ee 2019

Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Wayrax oo kamida qurbajooga reer Somaliland ee ku nool dalka Sucuudiga isla markaana kamida Aqoonyahanka reer Somaliland ee dhib iyo dheefba la qaybsada bulshadii ku nool Somaliland gaar ahaan Caasimasa Hargeysa iyo deegaanada ku xeeran ayaa ku dhawaaqay inuu u taagan yahay isla markaasina u tartamaaayo Doorashada Golaha Deegaanka ee 2019 la filaayo inay dalka ka qabsoonto isagoo isla markaasina xusay inuu isu soo taagay kadib markii uu arkay dayaca iyo aradka ka muuqda daryeelka dantii guud iyo baahiyihii bulshada ku dhaqan Caasimada Hargeysa iyo hareeraheeda .

Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Wayrax oo mudo dheer kamid ahaa hogaanka sare ee Haayada Khayriga ah ee Khayre 21 oo ah haayad horumarineed oo ay ku bahoobeen qaar kamida qurbajooga iyo daljooga bulshada Caasimada Hargeysa iyo Agagaarkeeda ayaa waxa uu bulshada Reer Hargeysa usoojeediyey inay u diyaargaroobaan sidii Caasimada Hargeysa looga dhicin lahaa Golahan Deegaanka ee fadhiidka ah ee hagraday dantii guud iyo daryeelkii Bulshada reer Hargeysa.

Aqoonyahan Axmed Ismaaciil Wayrax ayaa sidoo kale Bulshada reer Hargeysa ku baraarujiyey in doorkan ay Golaha Deegaanka Caasimada usoo xushaa dad tayo leh isla markaana aan usoo shaqo tagine iyaga u shaqeeya,Caqli iyo Cilmi iyo Cuudkii ay ugu shaqayn lahaayeena Haysa



 
 
Bidvertise..

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO