Tuesday October 23rd, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Tacsi Tiiranyo leh oo ku socota: Qoyskii Eheladii iyo dhamaan shacabka Somaliland oo ka geeriyooday Murxuun Ahmed-Nur aw Abdi Shaacir.

0
Wednesday June 06, 2018 - 11:08:13 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 334
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi Tiiranyo leh oo ku socota: Qoyskii Eheladii iyo dhamaan shacabka Somaliland oo ka geeriyooday Murxuun Ahmed-Nur aw Abdi Shaacir.

    Tacsi Tiiranyo leh oo ku socota: Qoyskii Eheladii iyo dhamaan shacabka Somaliland oo ka geeriyooday Murxuun Ahmed-Nur aw Abdi Shaacir.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Tacsi Tiiranyo leh oo ku socota: Qoyskii Eheladii iyo dhamaan shacabka Somaliland oo ka geeriyooday Murxuun Ahmed-Nur aw Abdi Shaacir.

Tacsi Tiiranyo leh oo ku socota: Qoyskii Eheladii iyo dhamaan shacabka

Somalilandoo ka geeriyooday Murxuun Ahmed-Nur aw Abdi Shaacir.

INAA LILLAAHI WA INAA ILLEYHI RAAJICUUN.

Anigoo ku hadlayaa magacayga Kosaar Aideed Abdi, magaca dhamaan reer Caydiid Cabdi Gaydh

Waxaan tacsi u dirayana qoyskii {Gaar ahaan dhamaan qoyska reer Ahmed-Nur Aw Abdi Shaacir, caruuta aan Abtiga u ahay ilama Ahmed-Nur iyo dhamaan reer aw Abdi Shaacir }, qarabadii, Ehelkii iyo dhamaan shacabka Somaliland, geerida naxdinta leh ku timid,marxuunAhmed-Nur aw Abdi Shaaciroo Salasa 5thJune 2018 ku geeriyooday Somaliland magaalada Hargeysa. Waxaan ilaahay uga baryeynaa marxuunka inuu naxariistii janato Fardowsa ka waraabiyo, dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo.

 

Ilaahay ha naxariistoMarxuun Ahmed-Nur aw Cabdi Shaacirwuxuu ahaa masuul sare oo xilal kala gedisan ka soo qabtay dawaladii Riyaale iyo siilaanyo. Wuxuu soo qabtay xilalka kala ah Ex wasiirku-xigeenkii maaliyada,ex wasiirku xugeenkii waxbarashada iyo sayniska,wuxuu ahaa marxuum aad ugu suntan cadaalada,wuxuu ahaa macilin sare dawaladii Somaliya wuxuu ka soo qabtay xilka gudoomiye ku xigeenka wax barashada dadka waaweyn wadankii Somaliya la isku odhan jiray. Allah ha naxariistee wuxuu ahaa aqoon yahan, gabayaa hal abuur aqoon durgsan u leh cilmiga diiniga ah iyo ka maadiga ah ba.

Allah qabriga ha kuu nuuro. Allah a naxariisto aamiin aamiin.

Kosaar Aideed Abdi

Manchestes UK




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO