Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Baaqa H/Jeclada reer Ceerigaabo.

2
Wednesday June 06, 2018 - 11:26:28 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 542
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Baaqa H/Jeclada reer Ceerigaabo.

    1) Shirkii dhalay goof kadhacay, waxa nooga soo baxay qodobadan hoos ku qaran:

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

1) Shirkii dhalay goof kadhacay, waxa nooga soo baxay qodobadan hoos ku qaran:

1) Shirkii dhalay goof kadhacay, waxa nooga soo baxay qodobadan hoos ku qaran:

In dagaal ooge ina
Xaaji Nuur aanu ahayn Moyarka magaalada ceerigaabo,
laga bilaabo' 4th June 2018, kadib markuu Cadaystay inuu yahay hogaamiye kooxeed dagaal, kuna biiray kooxdii beeshiisa ahayd ee ka falaagawdey ciidamada qaranka Somaliland, isaga iyo ragii lasocday oo ay ka mid ahaayeen taliya ku xigeenka saldhiga police ka Ceerigabo, madaxa hayadaha samafalka gobolka iyo madax dhaqameedookii.


Iyadoo ay horay ugu biireen kooxda falaagada ee uu hogaaminayo sarkaalka lagu magcaabo Caare, cuqaal iyo xilxdhibaano ay isku hayb yihiin kooxdan reer Goof, Isla markaana xidhiidh toosa la leh maamul goboleedka Majeerteeniya, dhowaana Garoowe tageen si ay saanad dagaal iyo saadba uga soo helaan.

2) In dagaal ooge ina Xaaji Nuur uu iyo kooxdiisani, dabada kawaday Shaqaaqadii loo taagwayey ee mudada dheer kasocotey degaanka ceelafweyn, ee dhimashada badan iyo dhaawacaba keentay ee labadan reer ee ehelka ka dhexsocotey.

3) Shirka goof kadhacay wuxu fashiliyey in ladoonayo in lafashilyo xukuumada Somaliland, bari ilaa galbeedna colaada lagaadhsiiyo, si ay Somaliland ugu noqoto' 1993- 1994, iyo fekerkii fadaraalka, taasna waxa marag u ah magaca meesha lagaga dhawaaqay ee Garaxajis bari.

4) Hadaba waxan ugu baaqaynaa dhamaan umadda reer Somaliland; sedexda gole qaran iyo wixii danaynaya badbaada qaranka in deg deg arintan looga hortago intaanay madaxtooyada iyo golayaashana idiinku iman.

Anagu hadaanu nahay H/Jeclo bari
Waxanu kale umadda reer Somaliland u sheegynaan waxanu nahay beesha ugu degaan balaadhan gobolka sanaag, 70% ugu yaraan ayaan degnaa.
Dib u xorayntii dalka iyo Dib u heshiisiintba tacab badan baa naga galay.

U dulqaadanmayno waxan ay ka wadaan gobolka Sanaag kooxdan yar ee fidmawadayaalka ah ee fadaraalka iyo Garoowe laga soo abuubulayo.

Hormuudka H/jeclada Ceerigabo

Bidvertise..

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO