Tuesday October 23rd, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Tacsi; Salaad Ismaciil Ducaale

0
Wednesday June 06, 2018 - 11:33:41 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 292
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Tacsi; Salaad Ismaciil Ducaale

    naa lilaahi wa inaa ileyhu raajucuun, geeridu wa xaq waana xukun ilaahiya ah, Waxan halkan ka tacsiyadeynayaa geerida naxdin leh ee ku timi Salaad Ismaciil Ducaale

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

naa lilaahi wa inaa ileyhu raajucuun, geeridu wa xaq waana xukun ilaahiya ah, Waxan halkan ka tacsiyadeynayaa geerida naxdin leh ee ku timi Salaad Ismaciil Ducaale

Inaa lilaahi wa inaa ileyhu raajucuun, geeridu wa xaq waana xukun ilaahiya ah, Waxan halkan ka tacsiyadeynayaa geerida naxdin leh ee ku timi Salaad Ismaciil Ducaale, wuxuu ku magac dheeraa "Salaad Qoorcase””oo ku geeriyodey maanta oo Salaasa ah dalka Denmark magaalada Copenhegan, ilaahay naxariistii janno ee waasica ah ha siiyo, waxan si gaar ah uga tacsiyadeynaya caa’ilada balaadhan dhamaantood reer Abtidoon, inta aan ka xusuusto wixii ay dhashay Ayeeyoday Ruun Maxamuud X Cali iyo inta ay sii dhaleen ubadkeedu oo aan ka mid ahay, iyo kuwa ay siidhaleen ee owoowaha looyahay, waxan ka tacsiyadeynayaa ,xaaskiisa iyo caruurtii uu kategey iyo dhamaan ehelada kale oo dhan waxan leeyahay samir iyo iimaan Mursal Xasan Axmed Sheffield.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO