Tuesday October 23rd, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Haayada Dhawrista Tayada Qaranka Somalialnd (Quality Control) iyo Waxqabadkii mudadii Uu Joogay Gudoomiye Dr: Muuse xassan X. Yuusuf. W/Q: Ugaas Cumar Jaamac Iidle

0
Wednesday June 06, 2018 - 12:40:13 in Maqaallo by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 635
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Haayada Dhawrista Tayada Qaranka Somalialnd (Quality Control) iyo Waxqabadkii mudadii Uu Joogay Gudoomiye Dr: Muuse xassan X. Yuusuf. W/Q: Ugaas Cumar Jaamac Iidle

    Haayada Dhawrista Tayada Qaranka Somalialnd (Quality Control) iyo Waxqabadkii mudadii Uu Joogay Gudoomiye Dr: Muuse xassan X. Yuusuf. W/Q: Ugaas Cumar Jaamac Iidle

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Haayada Dhawrista Tayada Qaranka Somalialnd (Quality Control) iyo Waxqabadkii mudadii Uu Joogay Gudoomiye Dr: Muuse xassan X. Yuusuf. W/Q: Ugaas Cumar Jaamac Iidle

Haayada Dhawrista Tayada Jamuuriyada Soomaaliland (Quality Control) ayaa kaalin muhiim ah ugu jirta qaranka Somalilandmarka laga hadlayo shaqo ahaan kaalin muhiima taasoo shaqadeedu tahay in dhamaan waxyaabaha soo galaya iyo waxyaabaha dalka kasoo baxayain lahubiyo tayadooda iyo waxtarkoodaba.

Haayada Dhawrista Tayada (Quality Control)ayaa22/02/2018Digreeto Madaxweyne loogu magacaabay Dr:Muuse Xasan Xaaji Yuusuf, taasoo uu si xalaal ahugala wareegay Gudoomiyhii hore Cali biikoole, hadaba haayada intii hore waxaa ka muuqday dayacad far badan manaahayn mid sidii loo baahnaa u hawlgashasidoo kale hawl maalmeedkeeda shaqo ma ahayn mid sidii qaranku u baahnaa ee uu ugu xilsaaray ka soo dhalaashay.

Hadaba Tan iyo Markii Minbarka uu fuulay Maamulka iyo maaraynta Hayada Dhawrista Tayada Jamuriyda Somaliland Gudoomiye Dr: Muuse XassanXaaji yuusuf, waxaa sida ileyska u iftiintay haayada Tayada Somaliland waxaana haayadu qabatay hawl waxqabad oo hir galay isla markaana sidii loo baahnaa u socoda geedi socodkii shaqo ee hayadu, Waxa uu lasoo baxay dar-dar shaqo Tallaabooyinkii waxqabad ee ugu horeeyey waxa uu ka bilaabay dhammaan xafiisyada gobolada waxaanu guud ahaan dhaqaajiyey haayada shaqadeedii gudo iyo dibaba isagoo sibinaaro iyo aqoon korodhsi u qabtay shaqaale weynaha haayada dhawristaiyo dhamaan wakiilada gobalada dalka.

Sidoo kale waxa uu dib u habayn ballaadhan ku sameeyey (Laporotary) kii haayadu ku shaqo, geli jirtay isla markaana ahaa halbowlaha dhaqaajiya hawlaha haayada(Quality Control), waana laabka ay ku baadho badeecadaha dalka soo Dega iyo kuwa kasoobaxabaisla markaana, ku kala ogaato tayada Alaabooyinkadibada inooga timaada iyo ta dalka kasoobaxda waxa uu u keenay khubaro caalamiya waxaanu ku sameeyeen dib u habayn ballaadhan.

Waxaana xusid iyo Hambalyeyn mudan go’aankii kartida huwanaa ee uu ku ganaaxay labadii shirkadood ee shidaalka wasakhda leh dalka keenay, shidaalkan ayaa ay shirkaduhu soo waarideen kuna shubeen haamaha shiidaalkaka hor intaanu GudoomiyeDr: Muuse Xasan Haaji YuusufTalada haayada DhawristaTayadaqaban, waxaanu ku sameeyey daba-gal iyo dadaaldheeri ah, waxaanu geliyey dedaal isla markaana waxa uu ugu danbeyn soo saaray Qaraar uu ku ganaxayo shirkadihii khaladkaa qaranka ka galay isla markaana waxa uu soo saaray ugu dambeyn laba shirkadood, waxaanusidoo kale ku qaaday ganaax adagmidkiiba uu ku ganaaxay lacag adag iyadoo labadii shirkadood mid walba uu ku ganaaxay xadi lacageed oo gaadhaya midkiiba355,500$waxaana wadarta labada shirkadood ee laga doonaya ay tahay711,000,taasoo uu ku faruur xidhay inay si dhakhso ah ugu shubaan khasnada dawlada.

Gudoomiye Dr: Muuse Xasan Xaaji Yuusufwaa shakhsiyad aqoon buuxda u leh, hawshan madaxweynaha qaranku u igmaday, sidoo kale waa shakhsiyad dhallinyaro ah, oo karti iyo kaartooyin waxqabad oo ugub ah, ku hogaaminaya hayadanTayada Somaliland (Quality Control),kaalinta muhiimka ah, ugu jirta qarankeena.Haayadan (Quality Controll) ayaa waxay Kaalin muhiima ugu jirta qaranka waxaana wakhtigan hogaanka u haya GudoomiyeDr: Muuse Xassanyuusuf, sidoo kale waxaana kalsooni buuxda lagu qabaa in uu qorshayaasha cusub ee dhow, Haayadan Gaadhsiin doono Heerka ugu Sareeya, waxaanay Tartan la geli doontaa dhawaan Haaayadaha dhigeeda ah, ee dawladaha Dunida koowaad.

 

W/Q: Ugaas Cumar Jaamac Iidle

Ugaaska dhalinyarada Gobolada Bari

Ugaas cumar Jaamac Iidle

Contact:0633-4439712/ 065-4439712

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO