Tuesday January 22nd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Dan Qaran iyo bulsho W/qoray: Ahmedyasin Sh omar Ahmed Fure

0
Thursday June 07, 2018 - 09:35:27 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 256
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 2
  • Share via Social Media

    Dan Qaran iyo bulsho W/qoray: Ahmedyasin Sh omar Ahmed Fure

    Dan Qaran iyo bulsho W/qoray: Ahmedyasin Sh omar Ahmed Fure

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Dan Qaran iyo bulsho W/qoray: Ahmedyasin Sh omar Ahmed Fure
Dan qaran iyo Bulsho

"Dal shisheeya ah

Ninka u barooranaayee

baradiisu nabad tahay

Waxaan kaaga baqayaa

Inaad baadi noqotee

Cidla baylah keligaa

Yaanu bahalku kugu cunin”

Erayadani waxay ka mid Maansooyinkii hadraawi oo aan yara fadhataystay wax ku daray si aan
ujeedayda ugaadho.
Aqoonyahan dooddu way ka leexatay waqti xaadirkan waxaad arkaysaa nin dalkii uu isagu halgan inuu u
galo laga filayay ayuu shaki galinayaa isagoo waliba xariif isu haysta balse waxaan kaaga baqayaa inaad
baadi noqotee cidla baylah kaligaa yaanu bahalku kugu cunin.
Talaabooyinka positive ka ah ee hogaankaaga iyo dalkaaguba qaday faalo wanaagsan ka bixi taasaa ajar
kuugu jiraaye.


"Turn the ship around” waa buug uu qoray nin la yidhaahdo L.David marquet wuxuu si qoto dheer uga
hadlayaa hogaaminta wanaagsan iyo saamayn ay bulshada kaga tagto,marka la eego dhaqdhaqaaqa

shaqo iyo abaabulka bulsho dawladdu waxay si togan ula tashataa acyaantii bulshada wadaad,siyaasi,aqoonyahan waa bilow wanaagsan oo positive ah. waxaa siyaasiyiintu ina dhaxalsiiyeen nidaam qufulan oo dhinac kaliya ujeeda iska caabinta,is difaaca,Qabyaalada ku qadhaabka,boobka waxaa laga yaabaa in aynu garan laanahay wadadii sax nayd ee wax ku qiimayn lahayn. Buugani Turn the ship around wuxuu jiirada ka saarayaa fahan balaadhana kaa siinayaa hogaanka wanaagsan "Leadership is communicating to people their worth and potential so clearly that they are
inspired to see it in themselves.” Dawladda waxaan ku boorinayaa inay sii wado halgankaa xaalad walba oo ay ku sugan tahay bulshada
acyaanteeda wanaagsana la tashato xili walba iyo xaalad walba, dadwaynuhuna waa inay dawladeeda
wanaag kasta lagarab istaagtaa dawladda in la naaxiyo ayay inooga baahan tahay.

W/qoray: Ahmedyasin Sh omar Ahmed Fure

Ahyaseen216@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
WAREYSIYO