Tuesday October 23rd, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Bulshadii Gudhnayd Iyo Ga'yigii Gabnoobay

0
Friday June 08, 2018 - 08:52:10 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 207
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bulshadii Gudhnayd Iyo Ga'yigii Gabnoobay

    Bulshadii Gudhnayd Iyo Ga'yigii Gabnoobay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulshadii Gudhnayd Iyo Ga'yigii Gabnoobay
Bulsho kasta oo aduunyda guulaysatay dhib ayay la kulantay una guntatay siday uga gudbi lahayd yadoo isku duuban hadaf iyo ujeedana leh yidiilo fiicana ku naaloonaysa

Waxa ay guri roon ku degeen kuna hilaadiyeen nolol ay u aayeen jiilka ka danbeeyay sida somalida marnaba may dhicin aduunyada bulsho aan xal helini ee cid waliba oo dhib la kulantay way maaraysay dhibtii ay la kulantay kana gudbtay !

Hadii aanay jirin ahadaaf mideeya dadka ilaahay meel ku wada abuuray hadii aanay jirin himiliyoon fog oo ay leeyihiin noloshoodu waxay ku koobnaataa maaline iyo in saacadba wixii taagan ay oo ay ku mashquulaan oo ay ahaadaan ma gudbayaal wakhtiga iyo waayaha ay joogaan u dulman !


Ma jirto ujeedo midaysa oo u cad oo ay somaliyi leedahay ma jirto meel ay hiigsanayso oo ay u socotaa waana ta keentay inaan xalba loo helin dhib kastoo taagan inta arinku saa yahayna gondohooda rasaastu dhaafi mayso !

Wadaniyada Iyo Jiilka Hada Nool

Saboolnimadu waxay ka qayb qaadataa xasiloonidarada jiilkasta oo kacaaya hadii aanay jirin meel ay ku jihaysmaan ama mustaqbal ifaaya oo hor yaalaa waxa u fududaana inay raadiyaan siday mustaqbal u samaysan lahaayeen ama qori ha ku helo ama qabyaalad ha ku helaan ama qarfaba ha ka dhaacee hadii lagu dhaliilana waxa aanay dhaliilba u lahayn ma jirto cid tacabtay cid ka tabcatay mooyee !!!

Safwaan Sa'adadiin Ahmed
Stockholm Sweden


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO