Saturday August 18th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

maxaa lagu ilaaway dadkii ku tabaaloobay duufaanka ee gobolada galbeedka

1
Sunday June 10, 2018 - 08:49:12 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 131
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    maxaa lagu ilaaway dadkii ku tabaaloobay duufaanka ee gobolada galbeedka

    maxaa lagu ilaaway dadkii ku tabaaloobay duufaanka ee gobolada galbeedka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

maxaa lagu ilaaway dadkii ku tabaaloobay duufaanka ee gobolada galbeedka waan idin salamayaa dhamaantiin umadda reer somaliland meel kastood joogtaan sidaynu wada ognahay gobolada galbeedka somaliland waxa ka dhacay arin mucjiso rabaani ah oo aan waligeed hore in noogu dhicin waana aduunyo oo wax waarayaa ma jiro laakiin waa murugo beer xanuun ah anigu wadanka ma joogo waxan ka daawaday TV YADA qof wayn oo waalid ahna waan ahay.

waxan maanta codsanayaa dadkaa maanta jilicsan waxay taagan tahay hayaay mee shicibkii reer Somaliland gudo iyo debadba
mee baayac mushtarkii iyo maalqabeenaddii


awalba dumarbaa carcarari jiray iyagiina xagay kadheen


dawlada Jabuuti way dadaashay oo soo gurmatay laakiin baahida taal way ka balaadhantahay taas

markii abaaruhu dhaceen galbeed somaliland waa meeshii lagu baxsaday maanta dadkaas amarku helay ilaahay ka sakow reer Somaliland bay sugayaan

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO