Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Maareeye hal-adayg kartidiisu kasbasho abuurto

0
Sunday June 10, 2018 - 09:20:53 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 258
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeye hal-adayg kartidiisu kasbasho abuurto

    Maareeye hal-adayg kartidiisu kasbasho abuurto

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeye hal-adayg kartidiisu kasbasho abuurto

Maxamed xayir maareeye waa wasiirka Ganacsiga dawladda faderaalka Somaliya may fogayn markii uu kasoo muuqday tareenka nabad iyo nolol ee Xukumada farmaajo
Maadama uu hore uga tirsanaa dawladii hore ee uu laylinayey madaxwayne xasan Sh.maxamuud.
Maxamed xayir maareeye hal-Adayg nimadiisa iyo markale inuu gadhwadeen noqon karo. markii ay u aragtay ayay dib ugu yeedhay Xukumada nabad iyo nolol.
Maareeye wuxu ifiyey ilaha ganacsiga dawlada faderaalka Somaliya dhawaan ayey ahayd markii uu wadanka Kuwait uu suuq gayn uga sameyey dalagyada wax soo saar ee beeraha Somaliya waxaanu gudoonsiyey Wasiirka gacsiga dawlada Kuwait qaybo kamida khudaarta sida gaar ka ah uga baxda Somaliya. Waxaanay taasi soo jiidatay indhaha bulshada maadama ay umuuqato ifaafalo guuleed oo uu ku horumari ganacsigu .


Hogaamiyaha sax ah waa mid lagu mahadiyo wax qabad ee maaha mid lagu taageero magac uyaal.
Wasiir Maxamed xayir maareeye Waa hogaan Ay mahadiyeen bulshada Uu matelo waana masuul hal-Adayg ku leh hadba halkii uu joogo
Somaliya maanta waxa xaalad kasta kasaari kara hogaamiye hal-Adayg leh oo kartidiisa wax kumeel mari kara waxana ku saxi kar

Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO