Thursday August 16th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Shirkadda ASLI MAYDI Oo Kiraysanaysa Goobaha Dalxiiska Buurta Daallo Maxayse Tahay Sababtu

0
Monday June 11, 2018 - 10:27:17 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 248
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Shirkadda ASLI MAYDI Oo Kiraysanaysa Goobaha Dalxiiska Buurta Daallo Maxayse Tahay Sababtu

    Sida la ogyahay Dhawr casho ka hor Suldaan-Cali Yuusuf (Badda-cas) oo sida uu sheegay wakiil ka ah Shirkadda Asli Maydi kana soo jeeda bulshada kudhaqan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Sida la ogyahay Dhawr casho ka hor Suldaan-Cali Yuusuf (Badda-cas) oo sida uu sheegay wakiil ka ah Shirkadda Asli Maydi kana soo jeeda bulshada kudhaqan

degaanka buuraleyda Daalo ee waqooyiga degmada Ceerigaabo iyo xubno weheliyey Waxay goobta dalxiiska ee buurta Daalo ka dhagax-dhigeen dhismaha xayndaab dheherkiisu gaadhayo 150 mitir iyo weliba Berkedo biyaha kaydin doona oo shirkadda ASLI MAYDI ka samaynayso goobta daawashada iyo dalxiiska loo tago ee halkaas ku taalla.

 

Haddaba wararka arrintan laxidhiidha qaarkood ayaa sheegaya inay jiraan qorshayaal aan weli soo shaac-bixin oo ay kamid tahay in Shirkaddan ASLI MAYDI waxqabadkaas kaddib mustaqbalka lawareegi doonto gacan-kuhayntooda islamarkaasna kirayn doonto goobahan dalxiiska ee Daalo oo lacag laga qaadi doono dalxiisayaasha goobahaas booqashada u tegi doona.

 

Waxay kaloo xoguhu tibxayaan inay qorshayaasha shirkaddaas kamid tahay dhir aan weli la aqoonsan oo buuraleyda Daalo ay rabto inay ku beerto halka wararka qaarkoodna sheegayaan in siidhka ama midhaha qaar kamid ah dhirta halkaas kutaalla oo Deyibku kamid yahay loo qaadi doono debedaha si dalalka geedkan aadka u daneeya looga iibiyo oo waddannadooda loogu beero dhirtaas.

 

Sikastaba ha ahaatee Shirkaddan ASLI MAYDI oo aan ahayn hay’ad samafal iyo hay’ad xukuumadeed toonna balse sida ay sheegato ah shirkad ka ganacsata Xabkaha/Faleenka Beeyada ayaa waxa in badan oo bulshada kamid ahi isweydiinayaan sababta ka danbaysa iyo ujeeddada ay ka leedahay waxyaabahan ay xilligan ka qabanayso buurta Dalxiiska ee Daalo.

Oodweyne News



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO