Tuesday January 22nd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Madaxweynaha Masar Oo Ka Dalbaday Raysalwasaaraha Itoobiya Inuu Ugu Dhaarto Inaan Dhaamku Waxyeelayn Biyaha Niilka

0
Wednesday June 13, 2018 - 08:30:17 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 353
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 1
  • Share via Social Media

    Madaxweynaha Masar Oo Ka Dalbaday Raysalwasaaraha Itoobiya Inuu Ugu Dhaarto Inaan Dhaamku Waxyeelayn Biyaha Niilka

    Madaxweynaha Masar Oo Ka Dalbaday Raysalwasaaraha Itoobiya Inuu Ugu Dhaarto Inaan Dhaamku Waxyeelayn Biyaha Niilka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Masar Oo Ka Dalbaday Raysalwasaaraha Itoobiya Inuu Ugu Dhaarto Inaan Dhaamku Waxyeelayn Biyaha Niilka

-Raysalwasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Axmed ayaa ugu dhaartay madaxweynaha Masar Cabdifataax Al Siisi, inaanu dhaamka Itoobiya waxyeeli doonin saamiga ay Masar ka hesho biyaha webiga niilka.

Madaxweynaha Masar iyo Raysalwasaaraha Itoobiya oo ku kulmay Qaahira ayaa kawada hadlay sidii xal looga gaadhi lahaa muran xooggan ee ka taagan wadaagga wabiyahaWabiga Nile, kaasi oo ay ku tiirsan yihiin shacuubta dalal dhowr ah oo

Abiy Axmed oo booqasho laba maalmood ah ku jooga Masar ayaa Qaahira kula kulmay Cabdi-Fitaax Al-Siisi, waxaana kulankooda hareeyay arinta Wabiga Nile oo dhalisay xiisad diblomaasiyadeed oo u dhaxaysa labad dowladood.

Labada hogaamiye ayaa isku deyaya inay qaboojiyaan xiisad ka dhalatay Biyo xidheen ay xukuumada Addis Ababa ka dhiseyso wabiga Nile, taasoo Qaahiro ay sheegtay inay halis ku tahay saamiga biyaha.

Ra’iisal Wasaare Abiy Axmed, ayaa u balanqaaday Al-Sisii markii uu la kulmay in Biyo Xidheenka GERD aanu hoos-u dhigi doonin saamiga dalka Masar uu ka heli jiray biyaha Nile. "Ma jiraan wax dhibaato ah oo Masar uga imaan doona biyo xidheenka. Mana dooneyno inaan dhibaateyno Masar, waanu daryeeli doonnaa Niilka waananu sii wadaynaa qaybtaada,” ayuu yidhi Abiy Axmed.

Balse markii uu shirka jaraa’id dhammaaday wuxuu Madaxweynaha Masar ka codsaday raysalwasaaraha Itoobiya inuu Alle ugu dhaarto inaanu waxyeelayn saamiga Masar ee biyaha niilka, waxaanu ydihi "Waxaan ku dhaaranayaa Alle, marnaba annagu waxba uma dhimi doono saamiga Masar ee Biyaha Nile,” ayuu Ahmed yidhi.

Geesta kale wuxuu Dr. Abiy Axmed ka horjeediyay khudbad baarlamaanka wadanka Masar, isagoo khudbadiisa ku bilaabay salaanta islaamka.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
WAREYSIYO