Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Hambalyo Ku Socota Iskuduwaha Cusub ee wasarada hawlahaa guud iyo Guryaynta ee gobolka togdheer Eng:CabdiXafid Ciise Faarax Calikaar W/Q. Ugaas Cumar Jamac Iidle.

0
Wednesday June 13, 2018 - 07:39:48 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 106
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Hambalyo Ku Socota Iskuduwaha Cusub ee wasarada hawlahaa guud iyo Guryaynta ee gobolka togdheer Eng:CabdiXafid Ciise Faarax Calikaar W/Q. Ugaas Cumar Jamac Iidle.

    Hambalyo Ku Socota Iskuduwaha Cusub ee wasarada hawlahaa guud iyo Guryaynta ee gobolka togdheer Eng:CabdiXafid Ciise Faarax Calikaar W/Q. Ugaas Cumar Jamac Iidle.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hambalyo Ku Socota Iskuduwaha Cusub ee wasarada hawlahaa guud iyo Guryaynta ee gobolka togdheer Eng:CabdiXafid Ciise Faarax Calikaar W/Q. Ugaas Cumar Jamac Iidle.
Waxaan halkan hambalyo iyo bogaadin uga dirayaa iskuduwaha cusub ee wasarada Hawlaha guud ee gobolka todheer Eng:CabdiXafid Ciise Faarax Calikaar.
Anigoo ku hadlaya Afka Ugaaska dhalinyarada Gobolada Bari . Waxaan hambalyo u dirayaa iskuduwaha cusub Eng: Cabdixaafid Ciise Faarax Calikaar oo wasiirka wasarada hawlaha guud iyo guryaynta Somaliland u magacaabay Iskuduwaha Gobolka Togdheer ee Wasarada Hawlaha Guud Iyo Guryeynta .

Iskuduwaha cusub wuxuu kamid ahaa dhalinyaradii doorka wayn ku lahayd guushii Xisbiga Kulmiye in uu marlabaad dalkmadaxweyne kanoqdo oo uu hogaamiyo,Waxaa uu ahaa Xubin Firfircoon oo door fiican ku lahaa in Xisbiga Kulmiye codkii ugu badnaa ka helo degaanada gobolka tog-dheer gaar ahaan deeganada Dhagax-dheer,Dheryaley, Sibidhley iyo Taalo-buur.
Waxaa uu kamid ahaa madaxdii Wasarada hore xilalka uga haysay isagoo ahaa agaasimaha madaxa shaqalaha wasarada hawlaha guud iyo guryeynta Somaliland,


Waa nin dhalinyaro ah oo ka mid ah Dhalinyarada Aqoonyahanka ah ee dalka Somaliland, waa shaqsi aan aaminsanahay inuu qaranka iyo masuuliyada culus ee uu wasiirku u wakiishay kasoo bixi doono.
Aniga ooMar labaad ku hadlaya afka dhalinyarada iyo aqoon-yahanka deegaanada aan sare ku xusay waxaan ku hambalyaynayaa uguna ducaynayaa in ilahay ku asturo una fudaydiyo xilka qaranka ee uu wasiirku umagacaaabay.
Waxaan u mahad-naqaynaa wasiirka wasarada hawlaha guud iyo Guryeynta Somalialnd Cabdirashiid xaaji Ducaalle(Cabdirashid Qambi). garashada uu gartay inuu u magacaabo iskuduwaha gobolka Togdheer waxaan odhankaraa wasiir waad asiibtay waxaaadna umagacawday nin ku huboon xilka Gobolka Togdheer.
Waan ku kalsoonahay in iskuduwaha cusub Eng:Cabdihafid Ciise Faarah CaliKaar uu yahay nin karti u leh Wasarada Hawlaha guud iyo Guryeynta iyo Gobolka togdheerba.

Alaah mahadleh

Contact:063-4439712/065- 4439712
W/Q:Ugaas Cumar Jaamac Iidle
Ugaaska dhalinyarada Gobolada Bari.
Bidvertise..


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO