Wednesday June 20th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
SOM Cable
Japan

Maah maah somaliyed baa tidhaahdaa:Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga.jibriil yoonisow ilaa maalintii xisbiga kulmiye soo baxay xumaan uunbaad wadaan ee waa waxaad ka heshaan.by Ahmed jama

1
Wednesday June 13, 2018 - 07:50:05 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 232
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maah maah somaliyed baa tidhaahdaa:Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga.jibriil yoonisow ilaa maalintii xisbiga kulmiye soo baxay xumaan uunbaad wadaan ee waa waxaad ka heshaan.by Ahmed jama

    Maah maah somaliyed baa tidhaahdaa:Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga.jibriil yoonisow ilaa maalintii xisbiga kulmiye soo baxay xumaan uunbaad wadaan ee waa waxaad ka heshaan.by Ahmed jama

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maah maah somaliyed baa tidhaahdaa:Doqoni xin mooyiye, xisaab ma oga.jibriil yoonisow ilaa maalintii xisbiga kulmiye soo baxay xumaan uunbaad wadaan ee waa waxaad ka heshaan.by Ahmed jama

Hadaan nunahay beelaha bahabarceli waxaa naga go,an inaan qaranimada somaliland difaacno waliba aan ka difaacno suldaan waberka aad isku reerkatihiin,waad ogtihiin inta,aad ka degantihiin gobolada Awdal iyo salal iney kayartahay 20km.


Hadaad dhulbalaadhan aad lahaan lahaydeen sida beelaha bahabarceli maxaad sameyn lahaydeen? Inigoon dhul &dadba haysan ayaad umada wareeriseen oo aad isku daydeen inaad ka hortimadaan qarankan da,daalka badan lagu soo bixiyey ee loo soo dhintey makaasaad rabtaan inaad wax yeeleysaa,beesha bahabarceli waxay ku balan qaadey iney sugto galbeedka somaliland amaankiisa:::



Somalidu waxay tidhaahdaa:::Doqontu afka xanbay ku sidaa ishana xin..Markaa jibriil yoonisow xantiinii,xinkiiniiba waa labartey ee maxaa kale oo aad haysaan,waxaan ognahay inaad somaliland la timadeen basaasnimadii aad kala soo talowdeen dhanka dalka aad ka soo jeedaan ee aan jaarkanahay ee Ethiopia...


Wixii maalintii dhaweyd aad lahaydeen ee aad ku hadleyseen wuxuu ahaa wax laga xishoodo oo ceeb ah laakiin dadka xishoodaa maah inigoo kale ee waa dadka yaqaana tolnimada iyo wada dhalashada ...


Waxaa nasiibdaro in maanta beesha jibriil yoonis tidhaahdo dagaalbaan ku qaadayaa beelaha bahabarceli ee degan dalka somaliland,iyagoo raba iney ka soo duulaan dhinaca kililka shanaad ee Ethiopia...


Reerkani waxaad modaa iney ku soo caano maleen beenta iyo basaasnimada ay mar walba ka soo sheegi jireen gobolka laakiin maanta waxaa dalka madaxweyne ka,ah ruug cadaa dalka aad u kalayaqaana oo degaankana khibradbadan u leh mudane Muuse Biixi Cabdi oo ah runtii nin aan loola tegeyn been been.


Waxaan madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka,gollaha baarlamaanka,gollah guurtida,gollah wasiirada,dhamaan inta ay quseyso amaanka dalku waa iney ogaadaan gardarada jibriil yoonis iyo daandaansigooda.markan beelaha bahabarceli waa qasab iney iska celiyaan reerkaas xaaraan ku macaashka ah.


By Ahmed jama

Allaa mahad leh

Ahmedjama@hotmail.com

Paris France

Bidvertise..

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Beelaha Habar jeclo ee Bariga Berbera oo Digniin Culus Uu Diray Maayirka Berbera Isago Si Qabyaaladaysan Dagaal Ugula Jira Degaanada Habar jeclo Farahana Kula Jira Kiiski Taliye Caseyr
Halkan Ka Daawo:Magaalada Burco Oo Laga Sameeyey Beero Waaweyn Iyo Noocyada Dalagyada Kasoo Baxa,Warbixin Xiiso Badan
Halkan Ka Daawo:Warbixin Xiiso Badan Oo Laga Diyaariyay Faa'dooyinka Cunto Waddaniga, Goobaha Lagu Iibiyo Oo Kusoo Badanaya Suuqyada & Shacabka Oo Loogu Baaqey Inay Isticmaalan.
Halkan Ka Daawo:Xildhbaan Nuux Maxamed Xusen Iyo Cuqaasha ,Waxgaradka Degaanka Xayira Oo Xukuumada Somaliland Ugu Baaqay In Ay Dhamaystirto Dhismaha Iskuulka Boodhinka Ee C/laahi Cali Suufi
Halkan Ka Daawo: Doodi Xalay FULL Sadexda Musharax ee Xisbiyada Qaranka ee KULMIYE UCID IYO WADDANI Xalay Ku Qabteen Hargeisa ( CATCH UP)
WAREYSIYO