Tuesday October 23rd, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Mubaarik Foolge Oo Magaalada Hargeisa Ku Soo Gabagabeeyay Cup-Kii Uu Dhalinyarada Bariga Jsl Hargeisa Uga Furay

0
Wednesday June 13, 2018 - 18:09:21 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 362
  • (Rating 5.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Mubaarik Foolge Oo Magaalada Hargeisa Ku Soo Gabagabeeyay Cup-Kii Uu Dhalinyarada Bariga Jsl Hargeisa Uga Furay

    Mubaarik Foolge Oo Magaalada Hargeisa Ku Soo Gabagabeeyay Cup-Kii Uu Dhalinyarada Bariga Jsl Hargeisa Uga Furay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mubaarik Foolge Oo Magaalada Hargeisa Ku Soo Gabagabeeyay Cup-Kii Uu Dhalinyarada Bariga Jsl Hargeisa Uga Furay
laahay Mahadii Maanta Ayuu Cup-Kii Ramadaanta Dhalinyarada Gobolada Bariga Jsl Ee Hargeisa Joogta Aan U Soo Xidhnay Cup-Kan Oo Ay Ka Soo Qayb Galeen 12 Degmo Oo Kala Ahaan Burco. Laascanood. Ceerigaabo. Oodweyne. Caynaba. Badhan. Garadag. Ceela Afweyn.baladhiig. Oog. Qoryaale. Qorulugud. Cupkan Oo Ay Shalay Kala Qaadeen Ciyaartoyda Labada Degmo Ee Burco Iyo Ceerigaabo Tartankan 


Sababta Aan Dhalinyarada Ugu Dhigay Waxa Ay Ahayd In Ay Isku Bartaan Iskuna Dhex Galaan Ilaahay Amarkii Cup-Ka Guula Buu Noogu Dhamaatay Inshaa Allaah Cupkan Waxa Oo Nonoqtoona Mid Bila Kasta Oo Ramadaan Ah Loo Dhigo Dhalinyarada Gobolada Bariga Jsl Ee Hargeisa Joogta Aniga Oo Ah Masuulkii Tartankan Qiimaha Badan U Dhigay Dhalinyarada Gobolada Bariga Jsl 

Waxa Aan Dhamaan Ciyaartoydii Tartanka Ka Soo Qayb Gashay Waan U Mahadcelinayaa Uguna Hambalyaynayaa Waayo Dhamaanteen Waynu Ka Gaadhnay Ujeedkii Aynu Tartanka U Dhigay Ee Ahaan Isbarashada Iyo Dhex Galkeena Inshaa Allaah Waynu Sii Wadi Soo aa Waxa Kle Oo Aan U Hambalyaynayaa Labadii Kooxood Uu Cup-Ka Isuku Yimi Oo Aan Leeyahay Labadiinuba Waad Dadaasheen Gaar Ahaan Kooxdii Cup-Ka Qabtay Ee Ku Ciyaaraysay Magaca Deg. Burco







 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO