Friday March 22nd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Taariikhda Beesha Habar Jeclo oo ah Beesha ugu balaadhan Somali gaar ahaan Beelaha dega Somaliland

1
Saturday June 30, 2018 - 15:23:09 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 2063
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 3 0
  • Share via Social Media

    Taariikhda Beesha Habar Jeclo oo ah Beesha ugu balaadhan Somali gaar ahaan Beelaha dega Somaliland

    Taariikhda Beesha Habar Jeclo oo ah Beesha ugu balaadhan Somali gaar ahaan Beelaha dega Somaliland

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taariikhda Beesha Habar Jeclo oo ah Beesha ugu balaadhan Somali gaar ahaan Beelaha dega Somaliland

Qowmiyada Habar Jeclo oo ah qowmiyada ugu badan qowmiyadaha somalida ga ahaan kudegan Somaliland ayaa ah beesha keliya ee Somaliland meelmarinkarta ama wax yeeli karta, beeshan oo ah beesha ugu taariikhda fog Somaliland ayaa lagu yaqaanaa hal adayg iyo geesinimo ay dheeryihiin beelaha kale ee somalida gaar ahaan kuwa degan Somaliland.



taarikheed Fogee qomiyada Habar Jeclo in kastoo aan la soo koobi Karin waxaa ka mid ku wan hoos ku qoran.

1-Beesha Habar Jeclo waa beeshii ugu horaysay ee Somali ah ee yeelata Boqortooyo taas oo ahayd boqor tooyadii Dogma oo ka talinaysay in ta badan waqooyiga iyo bariga Somaliland taas oo daciiftay markii ay yimaadeen boqor tooyadii cismaaniyiinta, waxaa xigay boqor dhuux baraar, waxaa xigay boqor indha Aare. Waa qqowmiyada keliya eel eh boqortooyo ugu facweyn.
2- Waa qabiil ka keliya ee Somali ah ee ka diiwaan kashan taariikhda aduunka oo aad ka helayso bookta laga qoray taariikhda aduunka gaar ahaan Bariga Africa
3- Waa qowmiyada ugu shacabka badan Somali gaar ahaan Somaliland waxa ay degaan Somaliland, Kiliilka Shanaad, Kenya,Jabuti Koonfurta Somalia, Yemen oo ay dagaanqabiilo badan oo Habar Jeclo ah.Somaliland waxay ka degaan gobolada, Sanaag, Sool, Saraar, Xaysimo, Saaxil,Buuhoodle, Togdheer, Waqooyi galbeed, Oodweyne, Gibilay, Hawd, Salal, bulshada ugu dadka badan Waxa ay degaan boqolkiiba 60% dhulka Somaliland.

4- Waa reer kii aasaasay halgankii daraawiish oo ay ku lahayd hogaamiyayaashii ugu badnaa, iyo ciidankii ugu badnaa, kuwaas oo ay ka mid ahaayeen, hogaamiye Xaaji Suudi, oo ingriisku ku xukumay 250000 Rubi lguna dilay taleex, Sheakh maxamed darwiish oo ah nin kii bixiyey magaca daraawiish, markii daraawiish la jebiyey na u carary Ethiopia, Cabdi buqon, Cali Aroos cabdale, Ina shixire oo daraawiish u qaabil sanaa arimaha debeda.Wa bulsho horseed ka ahayd halganki lagu la dagaalamay gumeysigi ingiriskadarawiish ka bacdihabar jeclo waxay go aamisay in gumaystaha laga saaro dhulka somalidu degto waxay hormood ka ahayd halgankii Faarax Oomaar, Halgankii sheakh bashiir, iyo xisbiyadii wadanka ka saaray gumaystihii ingriiska, oo ay hogaaminyaa, Dube cali yare, Axmed keyse, Mechile maryamo Cali, Maxamed faarax,Axmed Ismaaciil Dukhsi6- Waa qowmiyadd ugu horaysay Somali ee difaacda ciida somalilda iyo Somaliland.

7.Waa beeshii ingriisku ku wareejiyey dowlad nimada Somaliland waa beesha, Somaliland ku dartay koofurta Somalia iya da oo rabtay shanta Somalia, waa beesha Somaliland ka jartay Somalia..

8- Qowmiyada Habar Jeclo waa qowmiyada leh abwaanada iyo hal abuurka ugu badan Somali iyaga iyo beesha absame ee daarood. waxaana ka dhashay in ka badan 800 Abwaano,Hal-abuuro Iyo Fanaanin Kuwaas Qayb libaax ka qaatay halganadii kala duwanaa ee somalidu soo martay gaa ahaan ku wii loo soomaray Somaliland, waxaa ka mid ahaa,Salaan CarrabeyMaxamed N. FadalAbdi Fadal,M C C GammuuteMax'ud Jama Daallin, Max'd C. Fadal,Qaaje Gurey, Axmed Koore Jaan,Kite Fiqi,Ciise Demesh,Dirir Warsame,Xasan Gabay,Abyan M Cawad, Abyan WarsameCaateye ,JuguxNuur Dheere, Cali Abaar,Caadleef,Faarax Laanjeer,Dubbad Xiirey,Cabdillahi Hinnig,Abokor Awad Beyle,Seed CawadXasan, Cilmi SeedJaamac Gacmadheere,

9- Qowmiyada habar jeclo waa qabiilka kaliya ee xayla salasihii Ethiopia kala dardaarmay dadkiisa mar kuu kala hadlayey qabiilada somalida isaga oo sheegay in habar jeclo tahay qabiilka keliya ee Somali ugu aday isagoo oo sheegay in uu sahamiya ingriis ahi u sheegay xayla salaase aabohii 1885 mar uu sahamiye ingriis ahi wa ka qoray qabiilada somalida.

10-Waa Qoomiyad dowladii siyaad bare jebisay iyaga oo ka qabsaday hubkii ugu badnaa abid ee laga qabsado hubkaas oo dhamaa 200 tikniko , waa beesh ugu saraakiisha badnayd beelaha isaaq,

01.Muj.Col 01 Adan Saaleeban "Ma'Gubte"
02.Muj. Ibraahin Jaamac Dhiif "Hayliqin"
03.Muj.Col Xasan Saleebaan Weyne
04.Muj. Maxamed Axmed Gutaale
05.Muj.Col Muuse Xasan Dhunkaal "Muuse bidaar"
06.Muj. Axmed Maxamed Siilaanyo
07.Muj.Col Maxamed Kaahin Axmed
08.Muj. Gen. Xasan Cali Abokor
09.Muj. Gen. Carab Ducaale Cilmi

10.Muj. Col. Ismaaciil Aadan Filinje
11.Muj. Col. Cabdiraxmaan Maxamed Case
12.Muj. Col. Jaamac Doolaal (Solomadaw)
13.Muj. Abw. Maxamed Ibraahim Warsame "Hadraawi"
14.Muj. Abw. Aadan Tarabi Oogle "Tuug Tarabi"
15.Muj.Col Cilmi Faqash
16.Muj. Cabdilaahi Cali Suufi
17.Muj. Yuusuf Garbiye "Xaliimo Dhegala"
18.Muj. Carab Ileeye
19.Muj. Axmed Ismaaciil Dukhsi (Reer Dood)
20.Muj. Maxamuud Muuse Foorare (Reer Daahir)
21.Muj. Mataan Mahdi Beeli-Eeday (Reer Daahir)
22.Muj. Col. Abokor Shaadh-Yare (Reer Daahir)
23.Muj. Axmed Xuseen Warsame "Maloosh" (Solomadaw)
24.Muj. Abokor Cabdi Xaalays (Reer Daahir)
25.Muj. Maxamuud Weled-Baas (Solomadaw)
26.Muj. Maxamuud Ismaaciil Cali "Waraabe-Cade" (Reer Daahir)
27.Muj. Cabdi Cali Faarax (Yeesif)
28.Muj. Cabdilaahi Mulac (Solomadaw)
29.Muj. Hure (Uduruxmiin)
30.Muj. Cismaan Xuseen Abokor (Samane Abokor)
31.Muj. Maxamuud Axmed Cali (Sanbuur)
32.Muj. Abokor Af'Dhanle (Cibraan)

Dr Hasan Xirsi Xasan

Hargaisa somaliland

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
WAREYSIYO