Saturday March 23rd, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Xildhabaanada D/Hoose Haday Isqabsadaana Dalaga Beeraha Ayay Baabiyaan Haday Heshiiyaan Dalagay Cunaan

0
Wednesday July 04, 2018 - 09:37:39 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 287
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Xildhabaanada D/Hoose Haday Isqabsadaana Dalaga Beeraha Ayay Baabiyaan Haday Heshiiyaan Dalagay Cunaan

    Xildhabaanada D/Hoose Haday Isqabsadaana Dalaga Beeraha Ayay Baabiyaan Haday Heshiiyaan Dalagay Cunaan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Xildhabaanada D/Hoose Haday Isqabsadaana Dalaga Beeraha Ayay Baabiyaan Haday Heshiiyaan Dalagay Cunaan

Odhaah Siyaasiya ayaa tidhaa"Xildhibaanada Dawladaha Hoose Waxay Leeyihiin Dhaqanka DAANYEERKA Haday Islaayaan Dalaga Beeraha Ayay Baabiiyaan Markay Heshiiyaana Dalaga Beeraha Ayay Cunaan

 

Nolosha Magaalooyinku Wey ku Cusubtahay Dhaqanka Soomaalida Sidaa Awgeed Waxa Lagu Degay Magaalooyinka Qorshe la,aan
Sidaa Awgeed ayay Magaalooyinku u eegyihiin Xeryo Qxoonti oo si Kedis ah loo Degay
Mar Wal oo Dawladda Hoose ka Gaabiso Shaqada Danta Guud Magaalooyinku Wey Sii Fidaan, Dadkayga Baahani Ilaahay Ayay Leeyihiin

 

Magaalo Aan Lahayn Goobo loogu talo galay Ciyaaraha "Sports Club”, Beero Lagu Nasto Bilicdana Kordhiya, Meel MCG laga Dhiso , Meelo Dugsiyo laga dhiso, Istaano Basasku istaagaan, Baarkino la maalgashado ….

 

Dhibta ugu Weyn ee Dalka ku Habsatay Waxa ka Kaw ah Dhulka Magaalooyinka oo aan la DIWAAN Galin


Diiwaan Galintu Waxaa Ka Horeeyaa Intaan Dawladnimada lagu Heshiin Waa Arinka Sababay in Isqabsigu Bato

 

Maqaalo Taxane ah oo loogu hiilinaayo Muwaadinka ku dhiban Caasimada

 

 

Alaahuma Hal-Balaqtu Fashhad

 

 

Maxamed Xoosh



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
WAREYSIYO