Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

TALO BIXIN COLAADA CEEL AFWEYN

1
Friday July 06, 2018 - 16:42:56 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 160
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    TALO BIXIN COLAADA CEEL AFWEYN

    waxaan talo ugu soo jeedinayaa dawlada soomaaliland iyo madaxda sharafta leh ee dalka in ay qabtaan cidkasta oo ku dhaawacantay codaada ceel afweyn isla markaana

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

waxaan talo ugu soo jeedinayaa dawlada soomaaliland iyo madaxda sharafta leh ee dalka in ay qabtaan cidkasta oo ku dhaawacantay codaada ceel afweyn isla markaana

waxaan talo ugu soo jeedinayaa dawlada soomaaliland iyo madaxda sharafta leh ee dalka in ay qabtaan cidkasta oo ku dhaawacantay codaada ceel afweyn isla markaana saaraan xukun maxkamad amni (milateri) kuna xukumaan dhaan 20 sano oo aan lahayn khafiifin , waxaan kaloo usoo jeedinayaa magta mashruuca noqotay in la baabiiyo wax mag ah oo danbena loo kala qaadin , isla markaa cidkadtoo taageero ka geysata hurinta dagaalkaas intaas inleeg lagu qaado, ruuxii dil danbe geystana lagu dul xidho oo ciidanku halkuu galay ugu tagaan lana toogto inta la helayona la xidho cida u ehela ilaa inta ay dawlada gacanta usoo gelinayaan ama ugeynayaan halka uu joogo , waxaan kaloo usoo jeedinayaa in dhamaan gaadiidka ka qayb qaata ee lagu cadeeyo ka qayb qaadashada dagaalka iyadoo la hubsanayo cadayntaas in lagala wareego , waxaan kaloo ku talinayaa maleeshiyaadka urursan ee dagaal u abaabulan inay dawladu ku duusho halkay joogaan isla markaana kusoo qabqabato una taxaabto jeelasha hubkana kala wareegto , waxaan kaloo u sheegayaa cidkasta oo ciidanka qaran dagaal kala hortimaada wakhtiga hawlgalada amniga lagu sugayaa socdaan in loo aqoonsado cadowga soomaaliland goobkasta iyo gobolkasta oo uu ka dhaco loona geysto dhirbaaxo lama ilaawaan ah si loo xaqiijiyo in dawladi jirto awoodna lagaga danbeeyo , dhinaca kale ciidanku waa inaanay wax dil ah u geysan cid aan dagaal kala hor iman ee ilaaliyaan shacabkooda , waxaan kula talinayaa madaxweynaha inuu awoodiisa u isticmaalo soo afjarida arinkaas sidaa u galo oo ah sida ugu qiimaha badan ee waxwaliba ku hagaagayaan , waa in dawladu fulisaa qaraarkass si ay ugu quus gooyaan cidkastoo ku kicidoona mustaqbalka sidii diigoolkii faransiiska .

Wabilaahi tawfiiq

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO