Thursday December 13th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Aragtida Taladda Dalka

0
Saturday July 07, 2018 - 08:13:57 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 208
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Aragtida Taladda Dalka

    Muuse Biixi Aragtida Taladda Dalka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Aragtida Taladda Dalka

Mucaawiye ayaa Yidhi "Aniga iyo Dadka Waxa Noo Dhexeeya Dun Jilicsan Haday Dabciyaan Anigaa Giijiya Haday Giijiyaan Anigaa Dabciya"

 

Awoodaha Madaxweynaha Waxa Qeexay Dastuur Mudo Xileedkana Waa 5 Sano
Waxa Dheer Awoodaha Labada Ha'yadood Sharci Dejinta iyo Garsoorku la Wadaagaan Waxa iyana Garab Socdaa Xisbiyadii Qaranka oo AWOOD gaar ah leh
Madax Dhaqameedka Awood Dadka Haya

Culamada Diinta "Awood ay ku tagri falaan"

Ganacsata "Awood Aan La Xisaabin"

Warbaahinta "Awood aan aqoon lahayn"

Indheergaradka inta Wax Baratay iyo Ururada Bulshada Rayidka iyo Fanka "Awood Aan Saamayn Badan Lahayn"

 

Madaxweyne Muuse Bixii Wuxu Ogsoon Yahay


Kaligii Shaxda Godka uu Dago In Dhib Badan Ka Iman Karto, Waa Fahan Dheeraad ah oo Odaynimo iyo MIISAAN Dheeli Tiran u Raacay
Marka Laga Hadlaayo Go'aanka Dalka ugu Sareeya

 

Taladda Badan ee Urursanaayo Waa Dawo Somaliland ah, Waayo Waxaynu Ka Dagaalanay Talo Ku Urursan Nin Kaliya oo Mucangag ah

Faysal Cali Iyo Xirsi in Ka Badan Toban Jeer Ku Dhawaaqay Awoodahaa Dalka inay Baabiin Lahaayeen Haday Fuulaan Kursiga iyo
"Power-ka Adeegso M/Weyne" Aragtidaasina Wey Jirtaa.

 

Muuse Biixi Xiliyadii Ololaha Lagu Jiray Ayuu Si Cad u Qeexay Taladda Dalka in uu Cid walba Kala Tashan Doono

Halaga Daayo Madaxweynaha Noo Tali oo Sidaad Doonto Naga Yeel Siiba Bahda Saxaafadda "Waa Kali Taliye Noqo"

Waxa Jira Fagaare Weyn oo uu Muuse Biixi Ka Ciyaari Karo Siyaasad Xeelad Ku Dheehan Tahay si uu ugu Midayn Karo Dadka iyo Dalka Dastuurkuna u Ogol Yahay Talaabadii u Horaysay Wuu Qaaday ..

 

Maxamed Xoosh



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO