Wednesday December 12th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

GPLG Ma Qaranka Loogu Shaqeeya Mise Qof Ayaa Ku Shaqaysta WQ.Ayaanle Calaaliye

0
Saturday July 07, 2018 - 12:15:20 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 192
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    GPLG Ma Qaranka Loogu Shaqeeya Mise Qof Ayaa Ku Shaqaysta WQ.Ayaanle Calaaliye

    GPLG Ma Qaranka Loogu Shaqeeya Mise Qof Ayaa Ku Shaqaysta WQ.Ayaanle Calaaliye

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

GPLG Ma Qaranka Loogu Shaqeeya Mise Qof Ayaa Ku Shaqaysta WQ.Ayaanle Calaaliye
Sanad walba 6 bilood oo ka mid ah waxaynu Ka cabanaa abaar iyo biyo la'aan 6da bilood Ee kalena waxaynu ka cabanaa fataahaad Biyood iyo colaad abaarta laga doogay ka Danbaysa nolosheenii 12ka bilood ee sanadkii Waxay ku dhamaatay cabasho joogto ah oo xal Loo hili karo lana maarayn karo ! Habeenkani madoobaa Mugdi weeye ii daran Dabka meesha laga helo Ma aqaano mana ogi Sanad walba halkii xal waara la raadin lahaa Ama mustaqbal fog laga hawl gali lahaa Tamarteenii iyo taladeeniiba dhacdo taagan Mooyee way hilaadin kari wayday mustaqbal Hufan iyo himilo fog oo dadka iyo dalkuba Kaga doogaan kagana baxaan baahida Joogtada ah Maaha umada in marka abaari dhacdo sidii Loola tacaali lahaa uun ay ku baraarugto Maaha umada marka daad qaato sidii loo Daad gurayn lahaa in laga hawl galo ! Hadaan hagrasho jirin ama dee aan caqli Xumaba jirin waa laga gaashaaman lahaa Dhacdooyinka joogtada noqday ee mar walba Cida ay ahayd inay ku baraarugsanaata Gabtay !!! Dhibtu Waxay Ka Timi Ta Alle Waa Meesheede ! Magaalo kasta oo ku taal somaliland biyaha Ay la ciirciirto xili roobaadka maaha dhibic Yada ku da'day ee waa dhibic ilaahay ku Manaystay degaan balaadhan oo ku Gadaaman magaalo kasta biyaana ku soo Jabiya taas oo ay sababta ugu weyni tahay in Magaalo kastaa fiday ayna jabeen moosaskii Ku xeernaa magaalooyinka qaarna la Degaameeyay qaarna dad boobeen oo cagafyo Gasheeba yagoon munaafacaadsanayn !!! In magaalo kasta qaab dhismeedkeedii Maayirada danbe ee aan lahayn himilada Fogi ku tagri faleen wadooyin badana la Dagaameeyay sifo sharci daro ahna loo maray Taasoo keenaysa marka wadooyinku Xidhmaan biyo mareena jiri maayee ogow Talo Soo Jeedin Waa Hadiiba La Qaadanayee! Maxaan maanta yeelnaa Manfac waxaynu haynaa Midhaha roobku bixiyee Jiilaalkii madhnaan jiray Madhax mawga dhiganaa 1-Waa in laga faa'idaystaa roobabka guga Magaalo walna marka hore moos lagu Wareejiyaa kadib afarta jihoba laga Sameeyaa dhaamam biyood oo leh seerayaal Saracna ka soo baxo si abaartana looga Gaashaanto Marka roobku noo da'o Mahiigaanku hibitiqo Baliyadu milaalmaan Moqorada biyaha gala Gunta aan ka moosnoo Durba yay inaga madhan ! 2-In cawska ama dalaga xoolaha ee lagu Beero seerayaashaasi yeeshaan kayd iyo xiliyo La guro lana qorsheeyaa sidii cida degaankaa Degani dalagaa uga faa'idaysan lahayd Marka baahidiisu timaado Markuu muruqu hawl galo Calooshii madhnaydiyo Macaluushii laga raysay 3-In bulshada lagu hanuuniyo tacabka iyo Wax soo saarka dalaga beeraha iyo Khayraadka dihinee dalka alle ku manaystay Dad dhagaa musbaar ka awdaan maqlin warkayga!!! Safwaan Sacaadadiin Ahmed Stockholm Sweden Email-Safwaan112@gmail.com
 



GPLG waa mashruuc somaliland nasiib u heshay waxana sanad walba ay qorshaysaa inay horumariso dalka waxana ay lacago badan ku bixisaa sidii loo horumarin laha dhanka mamulka iyo waliba wadooyinka dhismayaasha waa hayad ka shaqaysa mamul dadejinta lkn su aasha iswaydiinta leh ayaa ah sidee u mamulaan dawladaha hoose ? hayada fulisa mashruucani waxay soo dirsataa shaaqaale somaliland ah waxayna usoo dhiiban sidii lo mamuli laha mashariicda horumarineed balse waxa ragaadiyey dalka iyo degmda musuq maasuq baahsan waxana lagu tuntaa sharciga u yaala dalka iyo waliba hayada mashruucani bixsa waxa loo qabtaa shirkadaha degmada tartan lkn ma dhabaa tartankaasi oo waa xalal si xaq ahna waa loo mamula ? maya ee waa la musuqmasuqaa waxana lala soo heshiiyaa shirkado waxana dilal ka noqda ama soo qata mashruucyada kuwii loo baahna inay iyagu ilaliyaan oo daba galan malin walba waxad arkaysaa wado xadhiga laga jaraayo lkn su aasha meesha taala waxay tahay ma ka daacad baa ma wado sidii la rabay loo dhisaybaa ? mayee waa wado la dilaalay oo waliba cid gaar ah lagu naas nuujinaayo lana iska ilaalinaayo maashin . si aan mooshin laguugu soo qaadin iska naas nuujin mashruucu waxa uu hoos taaga w arimaha gudaha waxana maamule madax weyna ku xigeenka saddex degma lagu tijaabiyay berbera burco iyo boorama waxaana markii kowaad sidii ugu haboonayd ka soo baxday berbera qiimaynta burco waxay gashay meel hoose sidaa si lamida step two waxa lagu daray saylac waxanay degmadaasi qiimayntii soo gashay 2aad waxana aad loogu amaanay mayirka degmada saylac Sidaasay tahay maahrucu waxa uu kaaba arimaha bulshada social affairs waxana loosii dhexmariyaa kabkaas dawladaha hoose hadaba in mashruucaasi waxa ka hooraysa in masuuliyiintii gacanta loo geliyay ay fahansan yihiinba Waana caqabada burco looga jari gaadhay step3 mana fahansana wax laga qabtay arimiihii bulshadana maba jiran weeshmaanadii schoolada labo labo sano yeeshay . Sidaasay tahay xoog badan oo mashruucan ah waxa uu is taagay maamul xumo iyo fahanlaan kabkani lasiinayo dawlada hoose waxa loo siiyayba jeeb gaaruu ku dhacaya kaabkii la mariyay dawlada hoose

Qalinkii Weriye Ayaanle Calaaliye


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO