Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

(Colaada Ceel Afwayn)....Qolada Xaq Ka Maqan Yahay ..U Xukun Xoolo Badan..Hablo Godob Reeb Ah

0
Sunday July 08, 2018 - 19:07:46 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 165
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    (Colaada Ceel Afwayn)....Qolada Xaq Ka Maqan Yahay ..U Xukun Xoolo Badan..Hablo Godob Reeb Ah

    Salaan bahda saxaafada Burcoonline iyo dhamaan reer Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin aduun yada..

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Salaan bahda saxaafada Burcoonline iyo dhamaan reer Somaliland meel kasta oo ay ku nool yihiin aduun yada..


Colaada degi wayday...ee Dararawayne iyo Ceel Afwayne...

waa colaad ah wiil iyo Abtigii ..ama dad is dhalay oo isku degaan ah..

waa..calooshada cidi ku jabtay..


Arintu maanta waa dab nool ba malaga gubay..Anigu ma ihi caaqil iyo nabad doon

laakiin arintu waxay noqotay ...yaa xal haya..shiikh iyo shariif colaadaa

lagu soo af jaro


Anigu waxaan qabaa..in aanay dawlada Somaliland xalinta arintaa gelin ee arinta lagu galo ..beel ahaan... khaatanan arinta ay galaan H/yoonis galbeed iyo H/Jeclo galbeed

....oo aan maanta mid na arintaa miisaan wayn iska saarin...



xalku na uu noqdo ...in kuwa wax ka maqan yihiina xoolo badan oo dheerad ah loo xukumo...kuwa wax ku maqan yihiina ..Xoolo dheerada iyo hablo godob reeba lagu xukumo


Qodob ka koowaad;


1..In aan dawlada Somaliland xalka wax gelin...laakiin fulanta xukunka ay ka qayb qaadato....


2.In H/yoonis galbeed iyo h/Jeclo galbeed arintaa galaan oo xil wayn iska saaraan


3. In qoladii wax ku maqan yihiin..xoolo dheerad ah la saaro..iyo hablo godob reeb ah...


4.In qoladii wax ka maqan yihii la siiyo xaq dheerad ah iyo hablo godob reeb ah



Waxaan baaq nabadeed u dirayaa...reer ceel af/wayne...iyo Habar-lamaan

in ay colaad joojiyaan oo nabada wada ilaashadaan...Waxa maanta la is waydiinayaa...meeye labadaa reer odayaashii iyo wax garad kii degaan ka

ilaahay ha qaboojiyo..Amiiiin


Mahadsan tihiin


Suleiman Adan Dheere

London




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO