Wednesday September 26th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Make Money Online
Youtube jobs

Madaxwayne Erdogan Oo Xilkii Ugu Muhiimsanaa Dowladiisa U magacaabay Wiil Uu Sodog U yahay.

0
Wednesday July 11, 2018 - 07:58:21 in Wararka by Wariye Khaliil Barre
  • Visits: 586
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxwayne Erdogan Oo Xilkii Ugu Muhiimsanaa Dowladiisa U magacaabay Wiil Uu Sodog U yahay.

    Madaxwayne Erdogan Oo Xilkii Ugu Muhiimsanaa Dowladiisa U magacaabay Wiil Uu Sodog U yahay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxwayne Erdogan Oo Xilkii Ugu Muhiimsanaa Dowladiisa U magacaabay Wiil Uu Sodog U yahay.

Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka TurkigaRecep Tayyip Erdogan ayaa magacaabay Golihiisa cusub ee Wasiirada, waxaana Wasaaradaha ugu muhiimsan Xukuumadiisa u magacaabay xubno aad ugu dhaw dhaw.

 

 

Erdogan ayaa Wasiirka Wasaarada Maaliyada dowladiisa u magacaabay wiilka uu Sodoga u yahay eeBerat Albayrak oo ah nin dhalinyaro ah kana mid ah xubnaha aadka ugu dhaw Madaxweynaha.

 

 

 

Dadka Turkiga ayaa siyaabo kala duwan uga hadlay Xilkan muhiimka ah uu Madaxweynaha Turkiga u magacaabay Wiilka qaba gabadhiisa, waxa ayna dadka qaar sheegeen in maamulka dalka koox gaar ah oo xigto ah gacanta u galay.

 

 

 

Kadib magacaabista Madaxweynaha Turkiga uu Berat Albayrak u magacaabay Wasiirka Maaliyada ayaa durba lacagta Turkiga ee lira ayaa in kabadan boqolkiiba labo qiimeheedu hoos u dhacay.

 

 

 

Madaxweynaha Turkiga ayaa shalay markii xilka si rasmi ah loogu caleemo saaray durba ku dhawaaqay golihiisa cusub ee Wasiirada, waxaana Xukuumada cusub ku jira xubno aad ugu dhaw Madaxweynaha.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
WAREYSIYO