Thursday December 13th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay Dhamaystirka Dhegaysiga Shaqaale Codsi & Cabasho Qabtay Hore U Soo Gaadhsiiyey + Dhaqan-Gelinta Go'aamo Adag Iyo Qorshaynta Kaalmaha Shaqo Ee Soo Baxa

0
Wednesday July 11, 2018 - 11:48:14 in Wararka by Wariye Tiriko
  • Visits: 303
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay Dhamaystirka Dhegaysiga Shaqaale Codsi & Cabasho Qabtay Hore U Soo Gaadhsiiyey + Dhaqan-Gelinta Go'aamo Adag Iyo Qorshaynta Kaalmaha Shaqo Ee Soo Baxa

    Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay Dhamaystirka Dhegaysiga Shaqaale Codsi & Cabasho Qabtay Hore U Soo Gaadhsiiyey + Dhaqan-Gelinta Go'aamo Adag Iyo Qorshaynta Kaalmaha Shaqo Ee Soo Baxa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Hay'adda Shaqaalaha Dawladda Oo Shaacisay Dhamaystirka Dhegaysiga Shaqaale Codsi & Cabasho Qabtay Hore U Soo Gaadhsiiyey + Dhaqan-Gelinta Go'aamo Adag Iyo Qorshaynta Kaalmaha Shaqo Ee Soo Baxa

Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland oo dhawaan si rasmi ah ugu dhawaaqday dhamaystirka Mashruucii diwaangelinta madaxtaabashadda shaqaalaha hay’addaha dawladda Somaliland ee goboladda iyo Degmooyinka dalka lagu soo diwaangeliyey, ayaa shaacisay inay mar kale dhamaystireen wixii shaqaalaha Dawladda Somaliland ee cabasho ee hore ugu u soo gudbiyey iyo dhaqan-gelinta go’aamo adag iyo qorshaynta Kaalamaha shaqo ee soo baxa.

 

Guddoomiyaha Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ee Somaliland md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle iyo masuuliyiinta & Saraakiishakale ee Hay’adda shaqaalaha dawladda, ayaa kulan ay Xaruntooda Hargeysa ku qabteen waxay ku dhawaaqeen inay hay’adda shaqaaluhu dhamaystirtay shaqo ay usbuucyadii u dambeeyey gacanta ku hayeen oo ahaa wixiicodsiyo ama cabasho soo gaadhay xafiiskooda qaar ka midashaqaalaha dawladdu soo gaadhsiiyeen intii ay socotay lana soo afjaray arintaasi iyada oo dhinaca kale hay’adda shaqaaluhu dejisay qorshaha iyo hanaanka loo buuxin doono kaalmaha shaqo ee soo baxa ama goobaha lagu baahin doono tartanka furan.

Md Sharmarke Axmed Muxumed Geelle oo qoraal oo ka soo saaraydhamaystirka hawlihii shaqo ee hay’addoodu mudooyinkii u dambeeyey ee dhegaysiga wixii codsi ama cabasho hay’addooda qaar ka mida shaqaalaha dawladdu soo gaadhsiiyeen iyo dhaqangelinta go’aamo kaalmaha banaanaada ee shaqogelinta khuseeya ay ku diyaariyeen waxa uu yidhi.

Dhamaystirka Dhegaysiga intii Codsi ama Cabasho qabtay, Dhaqan-gelinta go’aamo adag iyo Qorshaynta Kaalmaha Shaqo ee soo Baxa.

- Hay’adda Shaqaalaha Dawladda ayaa mudooyinkii u dambeeyey ururinaysay shaqaalaha dawladda ee codsi ama cabasho ka qabay intii ay socotay diiwaangelintii shaqaalaha dawladdu, halkaas oo hay’addaha dawaladda lagu wareejiyey shuruudaha loogu tixgelin karo qofka fasaxyada qaybahiisa kala duwan ku maqnaa.

- Waxa sida oo kale la isla eegayey hannaankaloo buuxin doonno kaalmaha shaqo ee soo baxa iyo goobaha ama gobolada lagu baahin doonno tartamada furan.

- Maalamaha soo socda waxa la dhaqan-gelin doonnaa go’aamada shaqo ka saarida intii la soo waayey iyo bilowga tayeyntii shaqaalaha kuwaas oo noqon doonna go’aamo dalka iyo dadka waxtar u yeelan donna.

 



 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO