Saturday July 21st, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

qaab Dhismeed cusub ee wasaarada JSL iyo wasiiro cusub oo la magacaabayo!

0
Wednesday July 11, 2018 - 11:53:28 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 188
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    qaab Dhismeed cusub ee wasaarada JSL iyo wasiiro cusub oo la magacaabayo!

    qaab Dhismeed cusub ee wasaarada JSL iyo wasiiro cusub oo la magacaabayo!

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

qaab Dhismeed cusub ee wasaarada JSL iyo wasiiro cusub oo la magacaabayo! inkasta oo Distoorka JSL aanu meelna ka ga ool wax la yidhaahdo saami qaybsi balse Distoorku uu si cad uqeexayo in Madaxweynaha la Doortaa uu xor u yahay maga caabiista Golihiisa wasiirada iyo Mas,uuliinta kale ee xukuumadiisa hadana waxaad mooda in aan shacabka s/land weli ka korin waxa ay ku sheegaan saami qaybsi Sidaa owgeed waxaa la filayaa in Madax weynaha jamhuuriyada s/land soo Dhiso qaab dhismeed cusub oo ay ka koobnaan Doonaan wasaaradaha Dawladu Dabadeedna uu soo saaro isku shaandhayn iyo xilka qaadis iyo xial cusub oo uu magacaabi Doono .... shaxda cusub ee wasaaraduhu waa sidan:


1- wasaarada arimaha Debeda iyo xidhiidhka caalamiga

2- wasaarada qorshaynta iyo tiro koobka

3- wasaarada arimaha Gudaha iyo aminga qaranka

4- wasaarada Gaashaan dhiga

5- wasaarada maaliyada

6- wasaarada arimaha Distoorka iyo xidhiidhka Golayaasha

7- wasaarada Dawladaha hoose iyo hor umarinata magaalooyinka

8- wasaarada Gaadiidka Dhulka iyo Hor umarinta wadooyinka

9-wasaarada Duulista, Gaadiidka cirka iyo madaarada

10- wasaarada Dekedaha ,Gaadiidka Bada iyo hor umarinta xeebaha

11- wasaarada Ganacsiga iyo wershedaha

12-wasaarada maal gashiga iyo hor umaranti dhaqaalaha

13-wasaarada tamarta iyo macdanta

14-wasaarada Biyaha

15- wasaarada Degaanka ,Dhirta iyo Daaqa

16-wasaarada Beeraha

17-wasaarada xanaanada xoolaha

18-wasaarada Diinta iyo awqaafta

19-wasaarada kaluumaysiga iyo kheyraadka Badda

20- wasaarada boosaha iyo isgaarsiinta

21- wasaarada ciyaaraha ,Dalxiiska, Hidaha iyo dhaqanka

22- wasaarada shaqada iyo shaqaalaha iyo arimaha Bulshada

23-wasaarada caafimaadka

24-wasaarada tacliinta iyo technologiyada

25-wasaarada hawlaha guud iyo Guryaynta


* wasaaraduhu in ay Gaadhaan ilaa 27 ayaa laga yaaba

* waxa iyana jira shan hay`adood oo Madax banaan

*wasaarada Dawladaha hoose waa wasaarad cusub oo ka shaqayn doonta Daba galka iyo kormeerida golayaasha degaanka oo aan haba yaraatee lahayn cid kormeerta ama Daba gasha , waxayna si joogta ah warbixin ugu soo gudbinaysaa madaxweynaha goloyaasha degaanka dalka oo dhan , madaxweynuhu wuxuu awood u yeelan karaa in uu kala diro golaha degaanka ee ay ku cadaato in uu waajibkiisii gabay waxaanu si ku meel gadh ah u magacaabaya mayer cusub oo xilka magaaladaas sii hayn doona inta Doorasho Danbe oo gole degaan dhacayso.

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
Daawo: Full Barnaamij Beelaha Axmed Faarax Iiidle Biciide Iyo Baho Oo Kamida Beesha Biciide Oo Xabad Joojin Ku Dhawaaqay Iyaga Oo Nabadna Qaatay Geesta Kalena Madaxweyne Biixi Ayay Ka Codsadeen Inuu Soo Daayo Boqor Buurmadaw
Halkan Ka Daawo:Goobaha Loo Dalxiiska Tago Ee Gobolka Togdheer"Warbixin"
Halkan Ka Daawo: FULL Barnaamij Ku Saabsan Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirki Hore ee Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Isago Arrimo Badan oo Xasaasiya Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo : Shirkada Dahabshiil Laanteeda Ireland Caasimada Dablin Oo Munaasibad Abaal Marino Ku Gudoonsiisay Macaamiisheda Wadankaa Iyada Oo Casho Sharafna U Samaysay Shirkadu Macaamisha
WAREYSIYO