Wednesday August 15th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Raggii imisaa ka hadhay/WQ Bashiir Tarabbi Oogle,

0
Monday July 30, 2018 - 16:30:54 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 180
  • (Rating 4.3/5 Stars) Total Votes: 6
  • 4 0
  • Share via Social Media

    Raggii imisaa ka hadhay/WQ Bashiir Tarabbi Oogle,

    Raggii imisaa ka hadhay/WQ Bashiir Tarabbi Oogle,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Raggii imisaa ka hadhay/WQ Bashiir Tarabbi Oogle, Dib u arki maysaan Suxufi Yoonis Cali Nuur, codkiisii Qaboobaa ee markuu qurxinayo uu yare Jiidjiidi jirey isagoo weliba ku faani jirey in lahjaddiisa laga garto inuu reer Gabiley yahay. Illaahay haw naxariisto Marxuunka, wuxuu ahaa Oday jeclaa in dadka oo dhami wada wanaagsanaadaan iyo Siyaasi qoraal wacan. haddii Alle idmo markaynu Laydh u samayno Suuqa Arabsiyo ee iminka habeenkii Tooshka lagu ganacsado ( suuqa keliya ee noociisa ah Soomaalilaan ) ayaynu ugu magac dari doonaa " Suuqa Suxufi Yoonis '.


Waxaa isna Hargeysa ku geeriyoodey marxuun Jaamac Riyo oo ahaa Abwaan, Xildhibaan, Oday dalkiisa jecel, wuxuu ka mid ahaa inyar oo aaminsan in Somaliland maalmo ka adag soo martay oo aanay maanta ahayn maalin loo baqo, xigmaddiisii uu ku sii dardaarmay waxaa ka mid ahaa;

Anoo Dhiin Sacaygiyo, Ri'daydii Seenyo maala
Anoo sixin iyo karuur leh, Anoo Sulub caanaheeda
Sibraarrada laygu kaydsho, Anoo soof ii dareero
Anoo Saylado ka caan ah, Dhulkayga Sareedadiisa
Khayraadka salkiisa jiifa, Saliiddiyo ceelashayda
Bad weynta Kaluun sabbeeya, Xadkeygoo saaran Lowga
Summaddii calankay ku taalo, Anoo saadaasha Geeska
Halkii ugu suubanayd ah, Anoo nabadda u suldaana
Anoo Soomaalilaan ah, Sideed iyo Tobanka may
Anoo ay ii sugnaatay, Sabaalo ninkii wadoow
Sirtaadu ma meel marayso.

Dhowr Todhoqle ayaa Rag iyo Dumarba kasii hadhay, Intii dhimatay Illaah haw naxariisto inta joogtana ha laga faa'ideysto hana la ilaashado.

Bashiir Tarabbi Oogle,
bogleh69@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO