Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Bulsho Wada Siyaasi ah W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid {Dalmar}

0
Wednesday August 01, 2018 - 09:20:27 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 177
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Bulsho Wada Siyaasi ah W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid {Dalmar}

    Bulsho Wada Siyaasi ah W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid {Dalmar}

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Bulsho Wada Siyaasi ah W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid {Dalmar}
Inta badan bulshadeena somaliland tuulo ilaa caasimad miyi ilaa magaalo waa wada siyaasi xata da’yarta soo kacaysa oo
aad ugu xidhan siyaasada taas oo sababta marka uu madaxweynaha jamuhuuryda somaliland mudane axmed maxmed maxamuud siraanyo uu xil ka qaadis iyo magacaabis sameeyo dhammaan bulshada guux iyo doodo xoogle laga dareemo qof walibana dhaho liiska wasiiraada cusub iga eega iyo wasaaraad heblaayo ayaan ku wanaagsanaa,


Hadaba waxay taasi cadaynaysa sida ay bulshadeenu arimaha siyaasada aad ugu xidhanyihiin sido kale waxay taasi ku cadaynaysaa in bulshadu wada xil doon tahay hadaba aynu si kooban u falanqayno waxay faa iido iyo faa iido daro u leeday siyaasadu bulshadeena;

 maxay faa iido u leeday siyaasadu bulshada? Faa iidada ay u leeday waa in ay nidaamka siyaasiga ah kala bartaan uun,
 Maxay faa iido daro u leeday siyasadu bulshada? Faa iida darada ay u leeday waa
1. Shaqo lumis oo inta ay siyaasada ku mashquulsanyiin ayey ilawayaan sidi ay shaqo u abuuran lahayeen ama wax u baran lahaayeen .
2. Waa wakhti lumis oo wakhti ay fursado kale kaga faa diidaysan lahaayeen ayey ku lumyaan
3. Waa in qabyaalada u dhawaadaan sida qof waliba uu qabiilkooda uga baadhayo liiska la magcaabay iyo qaar kalo badan oo aan halkan lagu

soo koobi karin balse bulshoy hankiinu hadhaafo maxaa la magcaaby oo wax qabsada.

W/Q: cabdiraxmaan Rashid axmed
Suxufi madax banaan
Hargaysa somaliland
Emil: cabdiraxmaan800@gmail.com


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO