Tuesday December 11th, 2018
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Maareeye Ku Xigeenka Madbacadda Qaraku Wuxuu Tacsi U Dirayaa Marxuum Xildhibaan C/Qaadir Askar Xasan

0
Wednesday August 01, 2018 - 18:46:20 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 236
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Maareeye Ku Xigeenka Madbacadda Qaraku Wuxuu Tacsi U Dirayaa Marxuum Xildhibaan C/Qaadir Askar Xasan

    Maareeye Ku Xigeenka Madbacadda Qaraku Wuxuu Tacsi U Dirayaa Marxuum Xildhibaan C/Qaadir Askar Xasan

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maareeye Ku Xigeenka Madbacadda Qaraku Wuxuu Tacsi U Dirayaa Marxuum Xildhibaan C/Qaadir Askar Xasan
Maareeye ku xigeenka Madbacadda Qaranka Jamhuuriyadda Soomaalilaan mudane Maxamed Cabdiraxmaan Liibaan isagoo ku hadlaya magaciisa iyo kan shaqaale waynaha madbacadda qaranka wuxuu tacsii tiiraanyo leh u dirayaa Alle ha u naxariistee marxuum Cabdiqaadir Askar Xasan oo
ahaa xildhibaan ka mid ah golaha wakiilada ee Jamhuuriyadda Soomaalilaan oo habeenimadii taariikhdu ahayd 31-07-2018 ku geeriyooday magaalada London ee wadanka UK. Maareeye ku xigeenku wuxuu marxuumka ka tacsiyadaynayaa qoyskii, qaraabadii, asxaabtii, gole waynihii uu ka baxay iyo dhammaan shacabka soomaalilaand ee uu ka baxay marxuumku. Waxaanu Illaahay ugu baryayaa in uu naxariistii jano ka waraabiyo qoyskii iyo qaranka uu ka baxayna samir iyo iimaana Alle ka siiyo. Ammiin Ammiin Ammiin



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
Halkan Ka Dhegeyso Heesta Cusub ee Al Fanaan Maxamed Deeq Iyo Heesta Cusub ee SAYNAB
Halkan Ka Daawo: Guddida Guud ee Beelaha Habar Jeclo oo Shirweyne Beeshaasi Iskugu Imanayso Ku Dhawaaqay
Halkan Ka Daawo: Maayirka Magaalada BURCO Md Maxamed MURAAD oo Si Adag Uga Hadlay Mar Kale Mashariicda Sanduuqa SDF oo Xukummada Muse Biixi Durba Ka Reebtay Gobolada Bariga Somaliland
Halkan Ka Daawo; Heesta Cusub ee Laga Daba Dhacay Al Fanaan Dhoobo Yare Iyo Heesti (Anna Dhuuxa Ila Gaadh)
Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
WAREYSIYO