Wednesday April 24th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka "Wadaadka Somaliland Diidka ah" Qaybtii 4aad

1
Sunday August 05, 2018 - 18:08:30 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 324
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka "Wadaadka Somaliland Diidka ah" Qaybtii 4aad

    Muuse Biixi Iyo Talada Dalka "Wadaadka Somaliland Diidka ah" Qaybtii 4aad

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muuse Biixi Iyo Talada Dalka "Wadaadka Somaliland Diidka ah" Qaybtii 4aad

Waxa Jira Qaybo Badan oo Bulshada Ka Mid ah Oo u Haysta In Ictiraafka iyo Horumarka Jamhuuriyadda Somaliland uu Jiro Dibedda Iyo Dalal Shisheeye oo Kaa Raali Ahaada!!!


Dalalka Shisheeye Keliya Waxay Qadarin U Hayaan Umadda Dhexdeeda Sinaanshe Cadaaladeed Samaysa Isqurxisa Waa Markay Ishu Duniddu Ku Qabanayso "Somaliland Ayaa Isku Haysa"

Taliskii Mucangaga Ahaa Siyaad Barre Wuxuu Cabudhin Ku Hayay Wadaadda

Somaliland Dadka Ay u Dhalatay Waxaa Ugu Horeeya Wadaadka Waayo?



Wadaadku Dagaalkii Dib Loogu Xoraynayay Dalka Kamuu Qayb Ahayn!!!


Wadaadku Nidaamka Dimuqraadiga ah "Shacabka oo Talada Wadaaga" Kuma Kalsoona Hiilna Wey Ka Helay !!!


Wadaadku Marar Badan Ayuu Shacabka Ku Kiciyaa Dawladda!!!


Wadaadka CASHUURO HANTI IYO XAQUUQ BADAN AYAA KU MAQAN Cid Weydiisana Ma Hayno .....


Wadaadku Sida Dhacda Dunidda Sadexaad Wuxuu u Haystaa Hantidda in Fariidnimo iyo Xariifnimo Tahay Lunsigeeddu "Waan Ka Xumahay "


Wadaadku Calanka Somaliland Wuu Ka Khajilaa "Xaga Macalinka iyo Askariga iyo Karaaniga Xadka Joogaa Ay Bilaash Ku Shaqeeyaan Cidina u Ogayn Cay iyo Laaluush Qaate Loo Yaqaan" Waayo Qiyamkii iyo Misaankii ayaa Lumay Garashada


M/Muuse Biixi Wuu Ku Ololeeyay in Ugu Yaraan La Isku Soo Dhawayn Doono Qolyahaa Weliba Carabka Wuu Ku Adkeeyay "Waa Falsafad Siyaasi ah" Oo Lagu Xukumi Jiray Ama Xukumo Dalal Badan oo Dunidda Ka Jira

Qofba wuxuu ku dagan yahay Halkuu daacad kaga hadho.


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo: Hees Kooxda Dayax Band uu Qaaday Madaxweyne Muse Biixi Iyago Ku Sheegay Inaanay Xukummadiiso Soo Dhaafin Hargeisa
Daawo: Qaabki Loogu Soo Dhoweeyay Caasimada HargeisaWeftigi uu Hogaaminayay Wasiirka Arrimaha Dibedda Dalka Eriteria
Halkan Ka Daawo:,"Taariikhda Somaliland Waa Markii Ugu Horaysay Ee La Helo Tartan Xor Iyo Xalaala"Barnaamijka Koob Saday Waxqabadka Gudida Qandaraasyada Qaranka Somaliland
Xidigaha Geeska Oo Hees Cusub Uqaaday Xisbag Kulmiye 2019
Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
WAREYSIYO