Wednesday February 20th, 2019
Dahabshiil
Xayeeysiis
Liibaan Hotel
Youtube jobs

SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO ISKA KAASHANAYA BURBURKA ITOOBIYA

0
Sunday August 05, 2018 - 18:11:21 in Maqaallo by Wariye Tiriko
  • Visits: 384
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO ISKA KAASHANAYA BURBURKA ITOOBIYA

    SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO ISKA KAASHANAYA BURBURKA ITOOBIYA

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

SOOMAALIYA IYO JABUUTI OO ISKA KAASHANAYA BURBURKA ITOOBIYA
Kadib markii xukunka itoobiya uula wareegey raysal wasaare abey axmed lanasoo baxay siyaasad furfuran oo uu ku doonayo inuu mustaqbal ugu raadiyo dadkiisa iyo dalkiisa isla markaana heshiisyo la galay dhamaan dawladaha ku xeeran dalkiisa iyo kuwo dhaqaale badan lehba si ay maalgashi ugu sameeyaan itoobiya ayaa waxaa baqdin siyaasadeed ka qaaday dalalka itoobiya ku xeeran qaarkood sida soomaaliya oo ka baqaysa in dawladaha siyaasadeeda kasoo horjeeda loolankana kula jiraa inay u adeegsadaan itoobiya oo ah dal awood u leh inuu siduu doono ka yeelo soomaaliya iyo jabuuti oo heshiiskii ereteriya ka dhex aragtay go,doon siyaasadeed iyo mid dhaqaale inay kusoo fool leeyihiin kadib markii ay dalkeeda keentay dawlado aanay reergalbeedku uga baahnayn inay lug ku yeeshaan mandaqada taasina horseedi karto in laga duwo dhaqaalaha lana cunaqateeyo .


Dhinaca kale tigreegii xukumi jirey itoobiya , soomaalida iyo amxaarada oo markoodii hore kasoo horjeedey tigreega ayaa baqdin siyaasadeed kasoo gaadhey oromada ka faraha badan ee dalka qabsatay iyo siyaasada ay ciyaarayaan oo haddii ay u hirgasho aanay noqon doonin kuwo ay utaag heli karayaan mustaqbalka noqonayaana raaciyad dhinackastaba , taasina waxay ku keentay inay ku heshiiyaan in awoodooda la dhimo ama dalka burbur ku yimaado kuwaasoo dawladahaasina taageero buuxda la barbar taagan yihiin . Hadaba inkastoo aanay midkoodna u suurto geleyn waxa uu ku hamiyaayo arbushaad iyo ismuujin mooyaane hadana hadii kililku ku dhawaaqo inuu ka go,aayo itoobiya intiisa kale waxaa iyana inay kililka ka go,een ku dhawaaqi doona dadka u dhashay soomaaliland ciise iyo gadabiirsi oo ku darsanaya dalalkooda wax danbena aanla yeelan doonin qabiilka ogaadeen oo soomaaliya dabada ku wadato isla markaana hadeerbana ay isku ildaran yihiin dadkaas kuwaasoo ku taageeraya inaanay go,in si loo helo cid ku kala dhex jirta oo ay ku kala gabadaan si aanay soomaali isugu keliyeysan iska hor imaadna u iman .

Hadaba booli xooftada labada kilil ee soomaalida iyo tekreegu maaha kuwo ka suurto gelaaya itoobiya inteeda kale waxkastoo ay kelifeyso iyo siyaasada caalamiga ah ee la shaqaynaysa , isla markaana soomaaliya iyo jabuuti taageerada ay siinayaan labada kilil miday siyaasadu kagasii xumaato mooyaane maaha mid ugasoo raynaysa sida ay iyagu ku fekerayaan . Dhinaca kale waxaa marwalba jaaniskeedu kor usii kacayaa soomaaliland oo ka faa,iideysa isku dhac kasta oo siyaasadeed oo kusoo kordha mansaqada geeska afrika isla markaana meel halis ah kaga jirta geedi socodka siyaasada caalamka ee isbedelka mandaqada loogu talo galay . Hadaba heshiiska itoobiya iyo ereteriya waa mid ku salaysan horumarka mandaqada iyo weliba adkaynta nabada iyo istiaajiitiyada geeska afrika iyo marin biyoodka aduunka ,inkastoo labada dal khilaaf siyaasadeed soo kala dhexgalay hadana markay danta guud timaado waala ilaawayaa ta dhexdooda .

Qore: maxamed aadan

 


Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Xiisad Kasoo Korodhay Wareejinta Gudoomiyenimada KULMIYE Iyo Siyaasi Siro Banaaanka Keenay
Halkan Ka Daawo: EXCLUSIVE Cod Iyo Muuqaal Cusub Duqaynti Hargeisa Loo Gaystay Iyo Xasuuqi Diyaaradaha Dowladi Siyaad Barre Gaysatay
Halkan Ka Daawo:Fanaanka Da'da yar ee Cabdikariin Cali Shaah Oo Hees Cusub Oo Cajiib ah Soo Qaaday.
Barnaamij Dhamaystiran Oo Diirada Lagu Saarayo Kulankii Dhexmaray Ururka Horumarinta Iyo Isdhexgalka Dhalinyarada Ceelafwayn Iyo Shacabka Dararwayne
Halkan Ka Daawo: Shirkada Dhismaha ee Guarantee Construction Company oo Soo Bandhigtay Dhismayaal Cusub Casri ah
Halkan Ka Daawo: Somaliland : Xadhiga Sharci-Darada ah iyo Aragtidii Madaxweyne Biixi ee xilliyadii Cigaal iyo Siilaanyo
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysi Xiiso Badan oo Lala Yeeshay Wasiirka Maaliyada Somaliland Md Sacad Cali Shire oo Arrimo Badan Ka Hadlay
Halkan Ka Daawo: Heesta Cusub oo Loo Qaaday Siyaasi Maxamoud Xaashi... ( Halyay Maxamoud Xaashoow)
Halkan Ka Daawo: Guddoomiyaha Telesom Oo ku guuleystay Abaalmarinta Hogaamiyaha Ugu Wanaagsan Tiknoolajiyadda Afrika
Halkan Ka Daawo: FULL Wareysigi Xiisaha Badna ee Laga Qaaday Wasiirki Hore Madaxtooyada Somaliland Md Maxamoud Xaashi Cabdi Kana Hadlay Buuga Xirsi Cali Xaaji Xassan
WAREYSIYO