Wednesday August 15th, 2018
Dahabshiil
Free one
Xayeeysiis
Free one Ads
Japan

Sheeko cajiib ah Jacaylka Mise Siyaasadda W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

0
Thursday August 09, 2018 - 13:12:29 in Maqaallo by Shaqaalaha Burcoonline News
  • Visits: 88
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Sheeko cajiib ah Jacaylka Mise Siyaasadda W/Q: Cabdiraxmaan Rashiid (Dalmar)

    Waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo ku nool Somaliland gaar ahaan caasimada hargeysa waxan dhigan jiray jamacadaha hargeysa mid ka mida balse nasiib wanaag

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo ku nool Somaliland gaar ahaan caasimada hargeysa waxan dhigan jiray jamacadaha hargeysa mid ka mida balse nasiib wanaag




10313163_295282110633429_3956959078664021907_n.jpg

Waxan ahay wiil dhalinyaro ah oo ku nool Somaliland gaar ahaan caasimada hargeysa waxan dhigan jiray jamacadaha hargeysa mid ka mida balse nasiib wanaag aniga oon dhamaysan ayaan ka baxay kadibna shaqa yar ayaan helay oon galinka hore ayaan ka shaqeeyaa maalin maalmaha ka mid ah ayaan gabadh aad u qurux badan isbaranay kadibna gabadhi jacayl xoogan ayaa na dhexmaray gabadhu iyadu waa gabadh dhamastay waxbarashadeeda heer jamacadeed waxa ay ka shaqaysa xafiis haayadeed inta ay shaqada ku jirto mooyaane inta kale oo dhan waxay jeceshay in aanu wada haasawno si aanu arimo badan uga wada hadalo



Balse anigu waxan aad u xiseeyaa siyaasada taas oon maalin walba ku mashquulsanay falanqaynteeda xataa marka aan shaqada ku jiro ayaan niyada ka falanqeeyaa xata habeenki oon aad u xiseeyo in aan daawado TVyada ka hadlaya siyaasada iyo mar mar ka qaar oon ka sojeedo goobaha lagu hadal hayo siyaasada .

Hadaba marka ay makhribka tahay ayaan waxan ku dhaha gabadha aan is jecelahay caawa ila soo hadal markaad shaqada ka soo rawaxdo balse kamalafan oo marka aan gabadha balan u qaado ayaan asxaabta siyaasadana balan uqaada kadibna waxan tagaa goobtii aan awalba ku faaqidi jiray siyaasada waxba yaan hadal kugu daaline markaan gaadho goobtii falanqaynta siyaasada een cabaar faaqido ee ay bahashu meel macaan marayso waa siyaasadee ayaa waxa iso wacada gabadhi aan jeclaa hadaba waa yaabe ! ma gabadha aan jecalay baan la hasawaa mise siyasada isaaqday baan faaqida?

Oo sow hadi aan siyaasada halaka ka sii wado oon gabadha ku dhaho iyar sug iga niyad jabi mayso ?dhanka kale hadii aan gabadha doorto oon la hasawo saw xiisaha siyaasadu idhaafi maayo ? xaalku waa laba daran mid dooro .

Hadaba akhriste waanigaa ku bandhigay amuurahaygee maxaad igula talin lahayd?

Fiiro gaar ah qisadu waa saxiibkay cumar nuur cali.


W/Q: Cabdiraxmaan Rashid Axmed (Dalmar)

Suxufi madax banaan

Hargeysa somaliland

Emil: Cabdiraxmaan800@gmail.com





Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip


Halkan Ka Daawo:Murtida Iyo Miida Ku Duugan Majaajilo Xiiso Badan Oo Loo Sameeyey Warbaahinta Togdheer Media Canter
Daawo Ceelka Taariikhiga Magaalada Caynaba Kaasi Oo Gabayo Badan Laga Tiriyey
DAAWO: BQOROR MAXAMUD CALI CARAB OO KAMIDA MADAXDA DHAQANKA SOOMALILAND OO KHUDBAD XASAASIYA DARDAARAN WAX SHEEG IYO TALO BUUXDA SIIYAY BEELAHA CEELAFWEYN COLAADOODA LAGU AFJARAY
DAAWO : RIWAAYADA QALIN IYO QABYAALAD BY KOOXDA SARAAR BAND QOSOLKII ADUUNKA HHHH
Halkan Ka Daawo:Koofeerka Qurxinta Haweenka Haldhaa Ee Magaalada Burco Oo Adeegyo Cusub Soo Kordhiyey
Daawo:Riwaayada Camal Kaad Ka Shaqaynayso Cidna Loogama Qashaafo IYo Kooxda Saraar Band
Halkan Ka Daawo: Barnaamij Mashruuc La Hirgeliyay 2016 oo Durba Laga Faidaystay: Seeraha Banka AROORI ee Koonfurta Magaalada BURCO oo Xukummadi Madaxweyne Axmed Silaanyo Dalka Ka Bilowday 2016!
Halkan Ka Daawo: Madaxdhaqameedka Ugu Tunka Weyn Beelweynta Habar Jeclo Kulan Hargeisa Iskugu Yimi Aya Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Colaadaha Ceelafweyn Iyo Tukaraq Madaxweynaha Somaliland Md Muse Biixi Tageero uu Muujiyay
Halkan Ka Daawo:Murashax Maxamed Cumar Cismaan Oo Shaaciyey In U Tartamaayo Doorashada Goolaha Degaanka Degmada Burco Iyo Cuqaal Iyo Waxgaradka Ka Qayb Galay Munaasabada Shaacinta Murashaxaasi
DAAWO FULL BARNAAMIJ: SULDAAN SICIID YUUSUF OO SIRO BADAN FASILIYAY IYO XOGO KU QARSOONA DAGAALKA CEELAFWEYN EE SOO NOQNOQDAY
WAREYSIYO